|
Maxa Cusub
-
Faataxada waxaa ku jirta, ducada ah “Ilaahow jidka toosan nagu hanuuni ٱهۡدِنَا ٱلصِّرَٰطَ ٱلۡمُسۡتَقِيمَ”
Maxaa Faatixada loogu celcelinayaa rakcad kasta? Faataxada waxaa ku jirta, ducada ah “Ilaahow jidka toosan nagu hanuuni ٱهۡدِنَا ٱلصِّرَٰطَ ٱلۡمُسۡتَقِيمَ”. Waxaa akhriyaa 17 jeer ruux kasta o...
Monday, February 19, 2018
-
warqad xidhan oo ku socota Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland
Mudane. Madaxweyne anigoo og magaca, milgaha iyo maamuuska aad huwan tahay, anigoo og illaalinta, dhowrida, faafinta sirta xukuumada iyo nidaamka dowladnimo, anigoo og illaalinta dhaqanka, magaca iyo sharafka aadamaha, haddana, ma...
Wednesday, February 14, 2018
-
Wasiirka horumarinta biyaha oo cadeeyey in Mashruucii Biyo balaadhinta ee Xunbo weyne uu si xun u fashilmay. qalinkii A/rahman fidhinle
Waxaynu ka wada dheregsanahay in inyar oo kooban shacabka Caasimada hargeisa ay helaan biyo nadiif ah oo joogto ah.Waxay Xukuumadii Siilaanyo ee musuq badan ku fashilantay in ay hirgeliso mashruucii biyo gelinta ee Xumbo weyne...
Wednesday, February 14, 2018
-
(Nin dameer xun iibsaday marbuu dib u xaraashaa )
Hogaamiya kasta oo ina soo maraa waxa uu ka dhashaa uun qabaa'ilada aynu kala sheegano mid ka mida,siddoo kale waxaa dhacda in ay caan noqdaan beeshaasi inta uu xilka hayo inankoodaasi,sidoo kale laba mid uun buu dhaxalsiiyaa bees...
Saturday, February 3, 2018
-
Kasoo Qayb Galka Daahfurka Warshada Daqiiqda.
...
Tuesday, January 30, 2018
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Tacsi U Diray Ehelada Iyo Shacabka Somaliland Ee Uu Ka Baxay Abwaan Af-Gudhiye
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa, bahda suuga...
Sunday, January 28, 2018
-
Maayar Dawladdaadii Hoose Way Dayacantay Ee Dalxiiska Jooji.Qalinkii: Cabdicasiis Ibraahim Ciise (Daacad)
Eex ma tiraabayo, oo Alle iguma oga aflagaadana uma jeedo, xaasha. Qormadani waa isa-sixid iyo baraarujin.
Waa dhawaaqa bulshadii dhex tunnayd dawladda hoose ee Hargeysa, 24kii Jeenaweri 2018 oo shalay ahayd. Mudane Maayar, wax...
Sunday, January 28, 2018
-
Taliyihii Qaybta Booliska Gobolka Daadmadheedh iyo Badhasaabkii Gobolka oo u dhaqmaya sidii MAGAFAYAASHII dadka tahriibin jiray
Waxa dhacda ugub ah noqotay in Taliyihii Qaybta iyo Badhasaabkii
Gobolku u dhaqmaan si ka baxsan milgihii dawladnimo iyagoo maxaabiis
ay rumaan garaysay maxakamada Oodweyne ka qaatay Laaluush ay ku
sheegeen Ganaax, waxa jirtay ...
Sunday, January 28, 2018
-
AFRIkA: Qaarad U Nugul Caddawgeeda Q4aad
Afriki waa qaarad aanay hogaamin mudaanteedu ee ay hogaamiso laab la kac iyo qosol ku jab akhrista Waxa jirta qaacido odhanaysa marka uu shilin u kordho qofka Afrikaanka ah waxa kordha jaaniska uu macmiil ugu noqonayo dunida horum...
Sunday, January 28, 2018
-
5 sababood awgood Dib u qaabeyn midab buluug ah ku jiro ayuu calanka Somaliland ku banaan yahay !!.Dr.khadar-Libaaxley.
Calan sababta uu u jiro ayaa ah in uu yahay astaanta sumada dal xuduudo la layaan leh iyo dadkiisa uu ka dul babanayo ...
Sunday, January 28, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|