|
Maxa Cusub
-
Badaluu Maayarka Burco W/Q Garyaqaan Zakarie Sulub Akaash
Asc Dhamaan Shacabka Somaliland gaar ahaan dadweynaha gobolka togdheer iyo Saxaafada Madaxa banaan.
Ugu horayn alle ayaa mahad leh (sw) marka xigtana waxaa amaan iyo bogaadin mudan xildhibaanada barlamanka somaliland oo wax...
Sunday, January 28, 2018
-
DHaraarihii Tagey Iyo Dhawacii Dawladnimada:- Qalinka: C/raxmaan Sayid Faarax (Jeesto). Q:2aad.
Sida ku xusnayd qormadii hore waxaan ku soo qaadaney Hab-maamuuska Dawladnimada, Hadaba taxanihii oo sii socda hada waxaan eegi doonaa qodobka xiga qodabkii koowaad, Horta qormadan aan ...
Sunday, January 28, 2018
-
DHIIGA DHALINYARADA EE DAADANAYA HALA JOOJIYO, PROF. MOHAMED AHMED FARAH MATAAN(JAAFAA)
Dalku wuxu u baahan yahay, hogaamiye iyo madax ka horjoogtsata dhiigaa dhalinyarada ee daadanaya, u horseeda maskax furan, kuna shaqeeysa is dhexgalka bulshada ah, Isla markaasna leh hami ah in Ummadda ay ka badbaadiyaan dhibaatoo...
Tuesday, January 23, 2018
-
DHaraarihii Tagey Iyo DHaawacii Dawladnimada. Qalinka: C/raxmaan Sayid Faarax (Jeesto) Q:1aad.
Taxanahan maanta balaysinka ah waxaan ku soo qaadan doonaa wakhtigii ay Xukuumadii hore dalka ka shaqeynaysay, Xiligaasi oo sooyaalka ku leh bog Madaw iyo Taariikh mugdi ah taaso...
Tuesday, January 23, 2018
-
Qowlaysatada Arxanka Daran ee Somaliland ka Jirta iyo Sida laysaga Qaban Karo
Tiridoodu kama badna boqolkiiba hal (1%), haddana waxa gacanta ugu jira dhaqaalaha, siyaasada iyo masiirka ummada inteeda kale oo ah (99%). Awoodan ay kooxdani heshay waxay uga faa’iidaystaan dantooda gaar ah iyagoo aan u aabo y...
Tuesday, January 23, 2018
-
Jeegaantu Imisa Midab Ayey Leedahay Hadii Laga Run Sheegayo (Taariikhda Jeegaanta Casriga ah) !!! Q2aad W/q: Mr.Hamse Bashe (Wiyeer Yare)
Inta aan bilaabin qaybta 2aad ee qoromo qoraalkan waxaan dib ugu yar noqonayaa qaybtii hore, si aan idiinku iftiimiyo isticmaalka iyo hirgelinta jeegaanta casriga ah iyo asal ahaan nidaamkani halka uu kasoo jeedo, taariikhdiisa ...
Sunday, January 21, 2018
-
HAMBALYO HAMBALYO… BOQORKA ABDULLAHI AHMED FARAH (WAABERI) IYO BOQORADA NADA SAEED ADEN
ANNAAGO AH QOYSKA REER AHMED FARAH MATTAAN WAXAANU HALKAN UGA HAMBALYEYNEYNAA
HAMBALYO GACAL IYO SOKEEYABA GUURKIINA LAGU FARAX WAA BOQORKA ABDILLAAHI AHMED FARAH (WAABERI) IYO
MARWADIISA BOQORADA NADA SAEED ADEN OO ME...
Sunday, January 21, 2018
-
AFRIKA: Qaarad U Nugul Caddawgeeda Q3aad
1. Raadkii Gumeystaha
Inkasta oo muddadii uu gumeystuhu Afrika ku amar ku
taaglaynayey aanay guud ahaan ka badnayn 85 sano misana laba raad oon si
hawlyar ku tirtirmi Karin ayuu reebay ama ka tegay gumeystuhu, tan koobaad
54ka...
Sunday, January 21, 2018
-
Jeegaantu Imisa Midab Ayey Leedahay Hadii Laga Run Sheegayo!!! Q1aad W/q: Mr.Hamse Bashe (Wiyeer Yare)
Qormadan kooban waxaan u kala qaadayaa Saddex qaybood oo kala ah Q1aad: Jeegaanta Casriga ah ee maalmahan dambe hadal ahaynteedu ay baraha Bulshada iyo warbaahinta ku badantahay, waxaanan qaybtaas kaga hadlayaa Hordhaca hore ee qo...
Friday, January 19, 2018
-
Xukuumadda muuse iyo xaaladda dalka. wasiiradda cusub iyo Nadaamkooda shaqo Hogaanka dhaqanka iyo meeqaamkooda mustaqbalka iyo maamul xumada/wanaagga by. Adan Nokia
Xukuumaadda cusub ee Madaxweyne muuse Biixi,waxay la kulantay ama dhaxashay duruufo badan oo adag ,hanoqoto xagga dhaqaalaha dhaqanka iyo siyaasadda,waxaa u sii dheer is beddelada kale ee dunida iyo jaarka ka socda oo waayaheeda l...
Friday, January 19, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|