|
Maxa Cusub
-
Barnaamijka taxanaha macalin-kaab qaybtii 1aad” Qalinkii Cabdi Cawiye
Waa barnaamij caawinaaya macalimka una sahlaaya inuu kor u qaado mihnadiisa macalinimo.
Baruhu waa wastaad dhisaya ummad ama jiil korriin jodheed iyo koboc maskaxeed u socdo. Nebbi
Maxamed ayuu ahaa macalinkii ugu weynaa ee duni...
Friday, January 19, 2018
-
“Bahalkii Ilkaha laga Guray”. Qalinkii: sadam osman kaabash.
Sooyaalku waa todobaatanaadkii, waxa uu dagaal ba'an iyo colaad siyaasadeed ka dhex oogan tahay dawladaha Somalia iyo Ethiopia. Labada dal na waxay ku jiraan diyaar garaw xooggaan oo iska caabbin ah. Warbaahintana waxaa ka socda o...
Friday, January 19, 2018
-
AFRICA: Qaarad U Nugul Caddawgeeda Q2aad
Maqaalkii hore waxa aan ku balan qaaday in aan soo bandhigo dhibaatooyinka ku gudban horumarka qaaradda, haddaba aan qodobka koobaad ka dhigo:
Hagardaamooyinka Shisheeyaha
1884-85 shirkii lagu qabtay caasimadda Jarmalka ee Baarl...
Friday, January 19, 2018
-
Daawo: Xaflada Soo Dhaweynta Madaxweyne Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxweyne Ku Xigeen Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi “Saylici” ee Ka Dhacday Washington D.C
Daawo: Xaflada Soo Dhaweynta Madaxweyne Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxweyne Ku Xigeen Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi "Saylici" ee Ka Dhacday Washington D.C
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, January 15, 2018
-
HORUMARKA DALKA TURKIGA, QALINKII PROF. MOHAMED AHMED FARAH (JAAFAA)
Shacabka reer Turkiya waxay leeyihiin taariikh aad u fac weyn oo xadaarad leh, xalay waxey ii aheyd habbeen qiimo ii leh, waxan dheehday oo qalinka usoo qaatay madaxweyne Ordugan, waxqabadka uu u qabtay dalkiisa iyo shacabkiisa, ...
Monday, January 15, 2018
-
Hello: Madaxweyne Muuse Biixi, Noo Damaanad-qaad Daacadnimada Golahaaga Fulinta? Q2aad W/q: Mr.Hamse Bashe (Wiyeer-yare)
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Ilaa hada talaabooyinka uu ku talaabsaday iyo odhaahyadiisii hore ee wakhtigii ololaha adag uu ku jiray intuba waxay tusaale u yihiin in uu diyaar u yahay sidii uu dalkan uu madaxweynaha ka noqoday uu ...
Monday, January 15, 2018
-
Sidee looga bixi karaa dhibatada sarafika lacagaha qalaad: W/Q Mukhtaar Cabdi Cilmi
Isku badalka lacagata dalka( Local currency) iyo lacagaha qalaad( foreign currency ) waa
mid ka jirta dunida dhamaanteen iyado ay jirto lacago loo aqoonsady inay yihiin lacago
caalami ah oo lagu isticmaali karo suuqayada caalami...
Monday, January 15, 2018
-
waxay dhamaan dadkani tacsi u dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay rabi naxariistii janno ha ka waraabiyee mujaahid Aadan Siciid Maxamed( Aadan dooc)
Inaa li laahi wa inaa ileyhi raajicuun.
waxay dhamaan dadkani tacsi u dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay rabi naxariistii janno ha ka waraabiyee mujaahid
Aadan Siciid Maxamed( Aadan dooc) oo ku geeriyooday magaalada bu...
Monday, January 15, 2018
-
Amin-yahay Waxaad Tahay Hiilka Geesiga DHigaagii Huleelayna Haakah Iyo Qushi Buu Nagu Dhaafey. Qalinka: C/raxmaan Sayid Faarax (Jeesto).
Qormadani waa duur-xul xambaarsan dareen hada taagan oo waaqici ah, Iga raali ahaada akhristayaashaw hadaad fahmi weydaan Ciwaanka waayo waan yara duur-xulay ama waan sogordohay. Xag...
Thursday, January 11, 2018
-
Shaqo Xishood Male W/Q: Cabdiraxmaan Rashiid
Waxa sida la wada ogsoonyey dalkeena somaliland ka jirta shaqo yaraan baahasan taas oo sababtay in dhallinyaro badan oo wax bartay ay ka niyad jabaan marka ay wayaan wax ay ka shaqeeyaan oo ku taxaluqa cilmig...
Thursday, January 11, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|