-
Africa Qaarad u Nugul Caddawgeeda
Afrika waa qaaradda labaad ee ugu wayn xaga badka iyo ballaca dunida. Bedkeedu wuxuu gaadhaa 30.2 million kiiloomitir isku wareeg ah (11.7 million sq mile), waxa ay ku fadhidaa boqolkiiba lix kawnka (bad iyo berri) iyo 20% ka mid ...
Thursday, January 11, 2018
-
Toban caqanadood oo haysta bulshawaynta Somaliland ee ay isla dhex marayaan rajay nayaan in uu wax ka qabto madax waynaha cusub ee la doortay waxay ahaayeen sidan :
1.In Somaliland waxii qaaliyoba aanu dib u soo noqon xitaa hadii uu jabo
2. Lacagta Somaliland shillin oo qiimo dhacday
3 . Wax soo saar la’aan baahsan miyi iyo magalaba
4. Qaadkana soo galaya sacado badan sida 6da suba...
Tuesday, January 9, 2018
-
Maamulka iyo Hawlwadeenadda Baligubadlemedia Waxay Hambalyo Aroos Wacan U Dirayaan Cabdiraxmaan Osman Iyo Marwadiisa oo Habeenkii Xalay Ku Aqal Galay Nairobi
Maamulka iyo Hawlwadeenadda Baligubadlemedia Waxay Hambalyo Aroos Wacan U Dirayaan Cabdiraxmaan Osman Iyo Marwadiisa oo Habeenkii Xalay Ku Aqal Galay Nairobi
waxaanu leenahay noqda labadii isku waara ubad khayr qabana kala ...
Sunday, January 7, 2018
-
Waxaa baadhis iyo dabo gal u baahan liisamada iyo xaqul qalinkii 18-ka shirkadood ee dalka batrolka iyo macdanta ka baadha.
Mudadii xukuumadii dhacday ee Kulmiye ay dalka hagaysay waxay liisamo siisay ilaa iyo 18 shirkadood oo kala ah kuwa shidaalka iyo macadanta baadha waxaana ay shirkadahaasi dhul baaxad leh u qaybsadeed xidhmo xidhmo ama ( Block b...
Saturday, January 6, 2018
-
Sidee looga bixi karaa dhibatada sicir bararka Somaliland ragaadiyey(W/Q: Mukhtaar Cabdi Cilmi)
Sicir bararka Somaliland oo noqday mid ka mida afooyinka hadheyey bulashada Somaliland taas oo ay keentay in ay kordhaan dhamaan shaydii nolosha mihiimka u ahaa oo ay ku jirto noocyada asaasiga ah ee bulshadu quudato isla...
Saturday, January 6, 2018
-
BARO SIDA UU DASTUURKA JAMHUURIYADA SOOMAALILAND UGA HADLAAYO DHISMAHA GUDIGA CULIMADA.
Sidaynu la wada socono dastuurka Jamhuuriyada Soomaaliland waxaa uu waajibinayaa ama sheegayaa gudida culimada oo ah mid madaxbanaan, hadaba qormadan maanta waxaynu ku soo bandhigi doonaa qodobada dastuurka Jamhuuriyada Soomaalila...
Saturday, January 6, 2018
-
madaxweyne magacaabisahan wada xigto miiska ah ma Saylici baad reer Awdal ku diraysaa mise waad Naxaqiraysaa?!Dr.khadar-Libaaxley.
Aan ku qadimo ugu horeyn mid hambalyo ah, midh saluuga iyo midh aan horey loo liqi karin!!.
1. Mudane madaxweyne aad ayaan ugu hanweynahay habka iyo hanaanka geedi socodka...
Thursday, January 4, 2018
-
WAX KA BARO DASTUURKA JAMHUURIYADA SOOMAALILAND
Akhristayaal qormadii tan ka horaysay waxaynu ku soo bandhignay xuquuqaha iyo xoriyaadka aas aasiga ah ee uu dastuurka jamhuuriyada Soomaaliland u damaanad qaaday muwaadiniinta reer Soomaaliland.
Maanta waxaynu halkan ku soo ba...
Thursday, January 4, 2018
-
Sanadkasta oo cusub oo dhashaa dadwaynaha dhib ayuu ku hayaa.
Sanadkasta oo cusubi cimrigeenna ayuu la tagaa hadana waynu u dabaal degnaa,waxaan ku talin lahaa yaan loo dabaal degin,isagu haynoo dabaal dego waayo dan ayuu inagu qabaa.
Sanadkasta oo cusub dadku way ciyaraan waanay dabaal-d...
Thursday, January 4, 2018
-
Sidee loo xalin karaa Qorshe la’aanta dhalinyarada Somaliland ee Malyuunka kor u dhaaftay?. qalinkii A/rahman fidhinle UK
Somaliland dhalinyarada ay da’doodu ka yar tahay 30 jirka waxaa lagu qiyaasaa 65% shacabka JSL. ardeyda dhigata dugsiyada Somaliland oo gaadhaaya 1284 dugsi oo isugu jira Dugsiyada Hoose, Dhexe iyo Sare waxaa lagu qiyaasaa ilaa ...
Tuesday, January 2, 2018
« Previous Page — Next Page »