|
Maxa Cusub
-
Illintii Iyo Murugadii Ardaygayga! Qalinkii: sadam osman kaabash.
Waxaan ka soo baxay Masjidu-Bilaal. Waa saladdii Casar. Kadib markaan kabaha xidhay, una maleegtay meeshaan u socday. Waxaan maqlay cod gaaban oo iga daba leh, " Macalin, macalin, macalin, oo cagaag kaga soo baxay masjidkii". Waan...
Tuesday, January 2, 2018
-
BARO XUQUUQAHA AAS AASIGA AH EE DASTUURKA JAMHUURIYADA SOOMAALILAND KUU DAMAANAD QAADAY.
Akhristayaal waxaynu maanta qormadan ku soo bandhigi doonaa xuquuqaha aas aasiga ah ee uu muwadinka reer soomaaliland u damaanad qaaday dastuurka Jamhuuriyada Soomaaliand, xuquuqahaasi oo dadka intooda badani aanay fahamsanayn ama...
Tuesday, January 2, 2018
-
OGEYSIIS: Waxa La Ogeysiinayaa Jaaliyada Reer Somaliland ee Ku Dhaqan Washington DC iyo Nawaaxigeeda in La Qabanayo Xaflada Soo Dhaweynta Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi.
Washington DC: Waxa la ogeysiinayaa jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan Washington
DC iyo nawaaxigeeda in la qabanayo xaflada soo dhaweynta guusha madaxweynaha cusub ee
Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxweyne k...
Tuesday, January 2, 2018
-
ODDOROSKA NAYRUUSKA SAADAASHA SANNADKA CUSUB EE 2018-ka Qoraa:- Maxamed Faarax Qoti (Astrologist) “Q/2-aad
Dadku waxay ku sugan yihiin wakhtigan xaadirka ah: Waxa lala xidhiidhiyaa khatarta dib ugu noqoshada fikradaha kacdoonka iyo furnaanshaha maskaxeed ee bulshada laga tirtiray 50-sannadood ka hor, waxaanay u muuqataa in dib loogu no...
Tuesday, January 2, 2018
-
Qaran Taaba-gala Iyo Dawladnimo Tamar Lihi Waxay Ku Dhismayaan Tayeynta Shaqaalaha Dawlada (Qualified Workers Are The Productive Of Nation). Qalinka: C.S.F(Jeesto).
Qormadan maanta waxaan ku qaaraa-dhigi doonaa doorka ay ku leeyihiin Shaqaalaha dawladu xaqiijinta nidaam dawlad-wanaag ama marin-habaabka nidaamka saxda ah, Sida kor ku xusan qaran ta...
Sunday, December 31, 2017
-
Heshiiskii Saldhiga Berbera waxaa Baarlamaanka lagu jiidhsiiyey Awood dhaqaale iyo Mid dawladeed. qalinkii A/rahman fidhinle
Fadhigii labada gole ku ansixiyeen Nuxurka Heshiika Saldhiga Berbera 12/2/2017 Wuxuu ahaa Sharci daro baal-marsan Dastuurka qaranka Qodobkiisa 38-aad farqadiisa 6-aad. Wuxuu ahaa heshiis muhmal ah oo fawdo ah, wuxuu ahaa heshiis q...
Sunday, December 31, 2017
-
WAX KA BARO SHURUUCDA DALKAAGA
Qormadan waxaynu kaga hadli doonaa kuna soo bandhigi doonaa qodobo muhiim ah in bulshadu wax ka ogaato ama ka barato oo ka mid ah dastuurka jamhuuriyada Soomaaliand oo sheegaaya ama ka waramaaya arrimo kala duwan oo ay muhiim taha...
Sunday, December 31, 2017
-
Saami Qaybsiga Beelaha Somaliland
Ilaa hadda Madaxweynaha musuqa iyo cunfiga kursiga ku fuulay ee Jeegaanta Baho Kulmiye keliya kalsoonida ka haysta ayaa magacaabay 33 xil oo isugu jira 23 Wasiir iyo 9 Wasiir-kuxigeen, iyo xilka Wasaarad la Caws iyo Muusleeyay oo ...
Sunday, December 24, 2017
-
Tacsi tiiraanyo leh ayaan u dirayaa dhamaan ikhwaanka reer sh.rufaaci sh. Axmed sh.nuur by: boqorka guud ee gadabuursi.
Inaa lilaahi wa inaa ileehey raajicuun, waxa an halkan tacsi uga dirayaa
qoyskii, eheladii, qaraabadii , asxaabtii iyo dadweynihii yaqaaney ee
uu kabaxay ,marxuun sh.rufaaci sh.axmed sh. Nuur oo ku geeriyooday
wadanka gabon c...
Saturday, December 23, 2017
-
Baahida shacabka iyo balanqaadki madaxweyne Muuse Biixi Cabdi(W/Q: Mukhtaar Cabdi Cilmi)
Madaxweynaha Somaliland ee dhawaan la dhaariyey isagoo gudanaya waajibadkiisa distooooriga ah ayuu waxaa uu magacabay taarikhhdu markay ahayd Dec 14, 2017 gole wasiiro ah oo ka kooban 23 wasiir iyo 9 wasiir ku xigeen taas oo uu ka...
Saturday, December 23, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
|