BALIGUBADLE MEDIA
Tacsi tiiraanyo leh ayaan u dirayaa dhamaan ikhwaanka reer sh.rufaaci sh. Axmed sh.nuur by: boqorka guud ee gadabuursi.
December 23, 2017 - Written by admin

Inaa lilaahi wa inaa ileehey raajicuun,  waxa an halkan tacsi uga dirayaa
qoyskii, eheladii, qaraabadii , asxaabtii iyo dadweynihii yaqaaney ee
uu kabaxay ,marxuun sh.rufaaci sh.axmed sh. Nuur oo ku geeriyooday
wadanka gabon casimadiisa habeenkii jimcihii , rabi naxariistii jano
haka waraabiyee waxa lagu aasidoonaa xarunta gaarka ah ee
ceelasha biyaha ee ay ku suguntahay xertii sheekh rufaaci ee
magaalada xamar.Illaahey waxaan uga baryayaa in uu naxariistii jano
ka waraabiyo anagana nooga daba naxariisto iyo dhamaan umada
muslimiinta ah.

By: boqor cumar axmed xirsi ( boqorka guud ee beelaha gadabuursi).
Qormadii: dr.khadar maxamed faahiye

COMMENTS