BALIGUBADLE MEDIA
OGEYSIIS: Waxa La Ogeysiinayaa Jaaliyada Reer Somaliland ee Ku Dhaqan Washington DC iyo Nawaaxigeeda in La Qabanayo Xaflada Soo Dhaweynta Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi.
January 2, 2018 - Written by admin

laba neef

Washington DC: Waxa la ogeysiinayaa jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan Washington
DC iyo nawaaxigeeda in la qabanayo xaflada soo dhaweynta guusha madaxweynaha cusub ee
Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxweyne ku xigeenka Mudane Cabdiraxmaan
Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici”. Xafladu waxay ka dhacaysaa.
Location:
Royal Palace Banquet
6301 Little River Turnpike
Alexandria, VA 22312
Date: Saturday, January 6th, 2018
Time: From 7pm to 12am
Hadaba waxa si Sharaf leh la idiinka codsanayaa inaad ka soo qayb gashaan. Wixii Faahfaahina
waxaad kala xidhiidhaan:
Ibrahim Cabdi Warsame “Qodaal” 703-303-9029

COMMENTS