-
Taliyayaashii Ciidamadda Booliska Iyo Asluubta oo La Magacaabay
Taliyayaashii Ciidamadda Booliska Iyo Asluubta oo La Magacaabay waxaanay magacaabistani ku soo beegmaysaa xilli isbedelo badani ka taabanyihiin gudaha dalka
Golaha wasiirada dawlada federaalka ah ee soomaaliya ayaa kulan ay ku ...
Monday, February 19, 2018
-
Talo uu siyaasi Ruugcaddaa ahi Siiyey Nin Dhalinyaro Ah Oo Doonayey in Uu Siyaasadda Ku biiro
Waa warqad uu siyaasiga, aqoonyahanka iyo saxafiga ruugcaddaaga ah ee reer Kanada Michael Ignatieff, talo dhaxalgal ah ku siiyey nin dhalinyaro ah oo damacsanaa in uu siyaasadda ku biiro, kaas oo ka dalbaday bal hadda in uu talo i...
Monday, February 19, 2018
-
Mudaharaado Waawayn oo Ka Istaadhmay Hargeysa + Waxay Daaranyihiin
Ciidamada amaanka ayaa ku guulaystay inay kala kaxeeyaan dadweyne iskugu degmada Gacan Libaax ee magaalada Hargeysa kuwaas oo abaabulayey mudaharaad lagaga soo horjeedo xildhibaano xidhan.
Sida ay noo xaqiijiyee...
Monday, February 19, 2018
-
Dr Maxamed Cabdillaahi Cumar oo Kamida Masuuliyiinta Xisbiga KULMIYE oo Muqdisho Kula Kulmay Raysal Wasaare Ku-xigeenka Somalia
Inkastoo Labada Masuulba Reer Somaliland Yihiin, Xamarna Ay Ku Wada Sugan Yihiin Hadana Midna Hargeysa Ayuu Ka Laba Noqdaa Midna Dambiile Ayuu Ka Qoran Yahay!
Dr Maxamed Cabdillaahi Cumar, wasiirkii hore ee arrimadda Somali...
Monday, February 19, 2018
-
“Inaan Is Casilo Diyaar Ayaan U Ahay”.Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka Somaliland.
Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Somaliland Cabdiqaadir Iimaan Warsame ayaa oo marti ku ahaa barnaamijka qanci dadkaaga ee HCTV ka ayaa la weydiiyay in uu is-casilayo haddiiba ay ku fashilmeen doorashadii Madaxtooyadda ee dalka...
Monday, February 19, 2018
-
Muxuu Daarnaa Kulan Kornaylka Muuse Iyo Beeshiisu Ku Yeesheen Hargeysa?
kornayl muuse biixi ayaa wali la daalaa dhacaya kursiga ugu sareeya somaliland ee uu saaranyahay waxaanay wali xukuumadiisu la daalaa dhacaysaa maamulka iyo kala wadista dalka waxaanad moodaa in dalku aanu lahayn madaxwaynihii loo...
Monday, February 19, 2018
-
Muqdiho Ganacsiga Suuqa Bakaaraha oo Maalintii Labaad Xidhan (Sawiro)
Waxaa maalintii labaad xiran ganacsiga Suuqa ugu weyn guud ahaan marka la eego dalka Soomaaliya ee Bakaaraha, kaddib gadood ka dhashay canshuur Wasaaradda Maaliyaddu ku soo rogtay ganacsastada.
Canshuurta Iibka waa canshuur...
Monday, February 19, 2018
-
Xildhibaan Qabile oo Sida Fiinta Uga Qayliyay Furitaanka Dastuurka Somaliland
-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa ka hadlay dareenada ku xeeran in dastuurka somaliland la furo.
Xildhibaan Qabile oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inaan dastu...
Monday, February 19, 2018
-
Waddani oo U Muuqaal Eekaaday Xisbigii Ucid Iyo Uurcadde oo Wali Afkii Xisbiga Ku Hadlaya
maxamed cabdilaahi uurcade oo ah shakhsiyaadkii ka dambeeyay guuldaradii waddani ee doorashadda ayaa xil ka sii haya xisbigaas waxaanu muuqaalka xisbigani u soo egyahay xisbigii ucid oo uu faysal cali waraabe ngo-ga ka dhigtay had...
Monday, February 19, 2018
-
Musuqmaasuq Baahsan oo Dul Hooganaya Haayadda Shaqaalaha + Madax Taabashadii oo Dhicisawday.
mashruucii madaxtaabashadda haayadda shaqaalaha dawladda ayaa isku badalay mid dhicisoobay kadib markii gudoomiyaha haayadda shaqaaluhu majaro habaabiyay mashruucii balaadhnaa ee madax taabashadda shaqaalaha wararka aanu helayno a...
Sunday, February 18, 2018
« Previous Page — Next Page »