-
”SONYO Maha Urur Somaliland Ah Waa Urur Qabiil Leeyahay”. Haweenay Eedaysay Ururka Sonyo”
Ururka Sonyo oo inta badan la sheego inuu Somaliland matalo ayaa badana sheegashada waxa iska leexiya oo diida Dhalinyaradda Somaliland ee Gobolada. Hoos ka DAAWO Haweenay Dhalinyaro Ah oo si adag uga hadashay Sonyo.
Isha...
Wednesday, February 21, 2018
-
Muuse Biixi oo Ka Muquurtay Ka Hadalka Go’aanadii Fashilmay ee Xukuumadiisu Ka Soo Saartay Sicir Bararka Dalka.
madaxwyane biixi ayaa la daalaa dhacaya hanaan khudbadeed ee madaxwaynayaasha loogu tala galay wuxuu la daalaa dhacayaa khudbadihiisii oo ka noqday sheeko
dhanka kale wuxuu maalintii shalay ka muquurtay ka hadalka go'aamadii sici...
Wednesday, February 21, 2018
-
Muuse Biixi oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Maamulaha guud ee Shirkadda DP World
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa galabta xafiiskiisa ku qaabiley wefti balaadhan oo ka socday shirkada DP World oo uu hoggaaminayey maamulaha guud ee dekedaha ay xukunto DP World, Mr. Sultan Ahm...
Wednesday, February 21, 2018
-
Qoraa Sucuudiya oo Eedeeyay Qaabka Looga Eedaamo Misaajidadda Dalkaas
Qoraa dalka Sacuudiga u dhashay ayaa wajahaya baaritaan iyo waliba in warbaahinta laga joojiyo ka dib markii uu sheegay masaajidada ay dalkaasi aad ugu bateen sababeenna in la dhibsado.
Maxamed Al-Suhaimi ayaa fikirkan jeediyey...
Tuesday, February 20, 2018
-
Kornayl Muuse Biixi oo Isku Badalay Majaajilayste Fagaarayaasha Dadka Uga Sheekeeya Xilli uu La Daalaa Dhacayo Kursiga
Kornayl Muuse Biixi oo Isku Badalay Majaajilayste Fagaarayaasha Dadka Uga Sheekeeya Xilli uu La Daalaa Dhacayo Kursiga
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, February 20, 2018
-
Nabadoon Axmed Diiriye oo Xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho
Waxaa xalay isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allaha u naxariistee Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo ka mid ah odayaasha dhaqanka Soomaalida.
Mid ka mid ah eheladda marxuumka ayaa warbaahinta u sheegay in m...
Tuesday, February 20, 2018
-
Xildhibaan Cabdi Qaadir Indho-Indho Oo Soo Jeediyay In Lakala Diro Gudida Doorashooyinka Somaliland
Xildhibaan Cabdi Qaadir Indho-Indho Oo Soo Jeediyay In Lakala Diro Gudida Doorashooyinka Somaliland
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, February 20, 2018
-
Gaadhigii Siday Hubkii Iyo Rasaastii Lagu Hurinayay Colaada Deegaanka Ceel-Afwayn Oo La Sii Daayay
Garsoorahii hayay kiiska gaadhigii siday hubka iyo rasaastii lagu hurinayay colaada soo noq-noqotay ee deegaanka Ceel-afwayn gaar ahaa degmada Dararwayne ee ay dirirtu ku dhex-martay beelaha walaala ah ee halkaasi daga ayaa la sii...
Tuesday, February 20, 2018
-
Golaha Deegaanka Gabilay Oo Gacmaha Iskula Tagay Iyo Maayarka Oo Musuq Lagu Eedeeyay
Qaar ka mid ah xildhibaanada golaha deegaanka ee Gabiilay ayaa xoog lagaga saaray fadhigii golahaas taas oo buuq weyn dhalisay, kadib buuqaas xildhibaano la hadlay warbaahinta ayaa codsaday inuu madaxweynuu u soo diro hantidhawr s...
Tuesday, February 20, 2018
-
Axsaabta Muncaaradka oo Ka Digay Muddo Kordhin Markale Loo Sameeyo Golaha Wakiiladda
Axsaabta Muncaaradka oo Ka Digay Muddo Kordhin Markale Loo Sameeyo Golaha Wakiiladda
Isha Ku hay baligubadlemedia...
Monday, February 19, 2018
« Previous Page — Next Page »