-
Muuse Biixi oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Maamulaha guud ee Shirkadda DP World
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa galabta xafiiskiisa ku qaabiley wefti balaadhan oo ka socday shirkada DP World oo uu hoggaaminayey maamulaha guud ee dekedaha ay xukunto DP World, Mr. Sultan Ahm...
Wednesday, February 21, 2018
-
Qoraa Sucuudiya oo Eedeeyay Qaabka Looga Eedaamo Misaajidadda Dalkaas
Qoraa dalka Sacuudiga u dhashay ayaa wajahaya baaritaan iyo waliba in warbaahinta laga joojiyo ka dib markii uu sheegay masaajidada ay dalkaasi aad ugu bateen sababeenna in la dhibsado.
Maxamed Al-Suhaimi ayaa fikirkan jeediyey...
Tuesday, February 20, 2018
-
Kornayl Muuse Biixi oo Isku Badalay Majaajilayste Fagaarayaasha Dadka Uga Sheekeeya Xilli uu La Daalaa Dhacayo Kursiga
Kornayl Muuse Biixi oo Isku Badalay Majaajilayste Fagaarayaasha Dadka Uga Sheekeeya Xilli uu La Daalaa Dhacayo Kursiga
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, February 20, 2018
-
Nabadoon Axmed Diiriye oo Xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho
Waxaa xalay isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allaha u naxariistee Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo ka mid ah odayaasha dhaqanka Soomaalida.
Mid ka mid ah eheladda marxuumka ayaa warbaahinta u sheegay in m...
Tuesday, February 20, 2018
-
Xildhibaan Cabdi Qaadir Indho-Indho Oo Soo Jeediyay In Lakala Diro Gudida Doorashooyinka Somaliland
Xildhibaan Cabdi Qaadir Indho-Indho Oo Soo Jeediyay In Lakala Diro Gudida Doorashooyinka Somaliland
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, February 20, 2018
-
Gaadhigii Siday Hubkii Iyo Rasaastii Lagu Hurinayay Colaada Deegaanka Ceel-Afwayn Oo La Sii Daayay
Garsoorahii hayay kiiska gaadhigii siday hubka iyo rasaastii lagu hurinayay colaada soo noq-noqotay ee deegaanka Ceel-afwayn gaar ahaa degmada Dararwayne ee ay dirirtu ku dhex-martay beelaha walaala ah ee halkaasi daga ayaa la sii...
Tuesday, February 20, 2018
-
Golaha Deegaanka Gabilay Oo Gacmaha Iskula Tagay Iyo Maayarka Oo Musuq Lagu Eedeeyay
Qaar ka mid ah xildhibaanada golaha deegaanka ee Gabiilay ayaa xoog lagaga saaray fadhigii golahaas taas oo buuq weyn dhalisay, kadib buuqaas xildhibaano la hadlay warbaahinta ayaa codsaday inuu madaxweynuu u soo diro hantidhawr s...
Tuesday, February 20, 2018
-
Axsaabta Muncaaradka oo Ka Digay Muddo Kordhin Markale Loo Sameeyo Golaha Wakiiladda
Axsaabta Muncaaradka oo Ka Digay Muddo Kordhin Markale Loo Sameeyo Golaha Wakiiladda
Isha Ku hay baligubadlemedia...
Monday, February 19, 2018
-
Taliyayaashii Ciidamadda Booliska Iyo Asluubta oo La Magacaabay
Taliyayaashii Ciidamadda Booliska Iyo Asluubta oo La Magacaabay waxaanay magacaabistani ku soo beegmaysaa xilli isbedelo badani ka taabanyihiin gudaha dalka
Golaha wasiirada dawlada federaalka ah ee soomaaliya ayaa kulan ay ku ...
Monday, February 19, 2018
-
Talo uu siyaasi Ruugcaddaa ahi Siiyey Nin Dhalinyaro Ah Oo Doonayey in Uu Siyaasadda Ku biiro
Waa warqad uu siyaasiga, aqoonyahanka iyo saxafiga ruugcaddaaga ah ee reer Kanada Michael Ignatieff, talo dhaxalgal ah ku siiyey nin dhalinyaro ah oo damacsanaa in uu siyaasadda ku biiro, kaas oo ka dalbaday bal hadda in uu talo i...
Monday, February 19, 2018
« Previous Page — Next Page »