-
Farmaajo oo Nin ay isku Beelyihiin Muuse Biixo Usoo Magacaabay Taliyaha laanta socdaalka ee Goboladda Waqooyi
Xukuumada somaliland ayaa xabsiga dhigtay saddex nin oo la shaqaynaya taliye socdaal oo madaxwayne farmaajo u soo magacaabay somaliland si dalka loogu sameeyo basaabooradda somaliya.
Ciidanka booliska Somaliland ayaa xabsig...
Thursday, February 22, 2018
-
Soltelko oo Ku Dhici La’ Inuu Iska Difaaco Eedaymihii Musuqmaasuq ee Loo Jeediyay Iyo Xasan Shahar oo U Noqday Afayeen Difaaca
maayarka fshilmay ee caasimadda hargeysa ayay dul hooganaysaa dhaleecayn dhinaca musuqmaasuqa ah oo ka soo yeedhay xoghayihii hore ee dawladda hoose ee hargeysa mudane cali xasan cawaale waxaanu ilaa hadda soltelko ku dhici la'yah...
Thursday, February 22, 2018
-
Xisbiga KULMIYE Oo Ka Hadlay Cidda Lagu Wareejinaayo Guddoomiyenimada Xisbiga
Gudoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE Jaamac Ismaaciil Cigaal (Jaamac Shabeel) ayaa waxaa u markii ugu horeysay uu ka Hadley cida lagu wareejinaayo gudoomiyaha xisiga KULMIYE.
Jaamac Shabeel ayaa shee...
Thursday, February 22, 2018
-
Warwayn Wasiir Ku Xigeenka Daakhiligu oo La Soo Baxay Dhaqano Waxashnimo ah oo uu Ku Badhtilmaameedsanayo Qaar Kamida Beelaha Dalka
Hargeysa (BGM) Wasiirka ku xigeenka daakhiliga maxamed muuse diiriye oo ah shakhsi u shaqeeya ganacsadaha maxamed awsiciid ayaa la soo baxay inuu kursiga wasaaradda daakhiliga ka dhigo boos lagu dilaalo hantida umadda sidoo kalena...
Thursday, February 22, 2018
-
Hargeysa: Qiimaha Sarrifka Dolarka oo Kor U Kacay Iyo Go’aamadii Xukuumadda oo Fashilmay
Hargeysa (BGM) Qiimaha isku bedelka lacagta Somalialnd iyo lacagta dollarka ayaa saddexdii habeen ee u dambeeyay uu isbedel ku yimid, waxaana muuqata inuu sare u kacay sarrifku.
Qiimaha sarrifka ayaa markaad sidato doll...
Wednesday, February 21, 2018
-
Guddiyada Maaliyada iyo Ganacsiga oo sharci darro ka dhigay canshuurta lagu soo rogay ganacsatada
Guddiyada Maaliyadda iyo Ganacsiga ee Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa sharci darro ku tilmaamtay canshuurta cusub ee ay soo rogtay Wasaaradda Maaliyadda, taasoo dhalisay khilaaf keenay inuu hakado ganacsigii Suuqa Bak...
Wednesday, February 21, 2018
-
Madaxwayne Dilaalnimadu Jarbay Ka Ridaa Qaranimadda “Axmed Aadan Rooble”
waa hubaal in dilaalnimadda iyo lacag jacalyku ay kursiga madaxwaynenimada ku yihiin halis foolxun oo aan meel la iskugu wada keeni karin somaliland madaxwaynayaashii soo maray muuse biixi wuxuu noqday madaxwaynihii ugu lacagt...
Wednesday, February 21, 2018
-
Muuse Biixi oo Noqday Madaxwayne Kaligii U Banbaxay Lunsiga Hantida Umadda + Dhaqaalaha Xaddiga Badan ee uu Durba Ka Boobay Umadda.
madaxwaynaha taladda dalka somaliland la daalaa dhacaya kornayl muuse biixi cabdi ayaa xog rasmiya oo aanu helnay iftiimisay inuu saami xad dhaaf ah shakhsiyan ku leeyahay shirkadda muranka badan dhalisay ee somaliland investment ...
Wednesday, February 21, 2018
-
”SONYO Maha Urur Somaliland Ah Waa Urur Qabiil Leeyahay”. Haweenay Eedaysay Ururka Sonyo”
Ururka Sonyo oo inta badan la sheego inuu Somaliland matalo ayaa badana sheegashada waxa iska leexiya oo diida Dhalinyaradda Somaliland ee Gobolada. Hoos ka DAAWO Haweenay Dhalinyaro Ah oo si adag uga hadashay Sonyo.
Isha...
Wednesday, February 21, 2018
-
Muuse Biixi oo Ka Muquurtay Ka Hadalka Go’aanadii Fashilmay ee Xukuumadiisu Ka Soo Saartay Sicir Bararka Dalka.
madaxwyane biixi ayaa la daalaa dhacaya hanaan khudbadeed ee madaxwaynayaasha loogu tala galay wuxuu la daalaa dhacayaa khudbadihiisii oo ka noqday sheeko
dhanka kale wuxuu maalintii shalay ka muquurtay ka hadalka go'aamadii sici...
Wednesday, February 21, 2018
« Previous Page — Next Page »