-
Hay’adda Dhismaha Jidadka Gobolka Awdal Oo Bilawday Waddada Isku Xidhaysa Boorama-Jabuuti
Hay'adda Dhismaha Jidadka Gobolka Awdal Oo Bilawday Waddada Isku Xidhaysa Boorama-Jabuuti
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, February 23, 2018
-
Somaliland oo Gacanta U Gashay Dalal Shisheeye, Gooni Isutaagii oo Mugdi Badani Hadheeyay Iyo Muuse Biixi oo Dilaalkii Ugu Waynaa Qaatay.
madaxwaynaha somaliland ayaa dawladda jabuuti kala shaqaynayay qorshe madaxwaynaha dalka jabuuti ku doonayo inuu ku mideeyo dalkii la isku odhan jiray somaliya madaxwayne biixi ayaa xaraashka qaddiyadda somaliland siistay lacag ma...
Friday, February 23, 2018
-
Golaha Ammaanka oo aan Wali Go’aan ka Gaadhin Qaraarka Joojinta Dagaalka Suuriya
Xaaladda magaaladda Ghouta ayaa laga dayrinayaa xilli wali golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ay isku afgaran la'yihiin qaraar dagaalka lagu joojinyo.
Farnsiiska ayaa sheegay in haddii golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ay ...
Friday, February 23, 2018
-
Boqolaal maxaabiis ah oo laga sii daayay xabsiga dhexe ee Jigjiga
Maamulka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa maanta xabsiga ka sii daayay maxaabiis kor u dhaafaysa 1500.
Waxaa ka mid ah maxaaabiista la sii daayay kuwa u xirnaa arrimo siyaasadeed iyo kuwa loo xiray inay ka tirsanaayeen...
Friday, February 23, 2018
-
Madaxwaynaha Qarsoon ee Somaliland oo Dhaqaale Xaddi Badan Ku Soo Qaatay Khalkhal Galinta Amniga Somaliland
Madaxwaynaha Qarsoon ee Somaliland oo Dhaqaale Xaddi Badan Ku Soo Qaatay Khalkhal Galinta Amniga Somaliland waa markii ugu horaysay ee somaliland yeelato madaxwayne qarsoon oo amaradiisa ka fuliya daaha dabadiisa.
mad...
Friday, February 23, 2018
-
Xisbiyada Mucaaridka Ah ee Somaliland oo Guddi U Magacaabay Musuqa Maayaradda Dalka
Xisbiyada Mucaaridka Ah ee Somaliland oo Guddi U Magacaabay Musuqa Maayaradda Dalka kuwaas oo ay ugu horeeyaan maayaradda hargeysa, berbera
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, February 22, 2018
-
Warar Xasaasi ah: Kornayl Muuse Biixi oo Federaal saxeexaya iyo Djibouti oo ka caawinaysa Iyo Waliba Cabdiraxmaan Cirro oo Jabuuti Ku sugan
Sida aynu la wada socono Kornayl Muuse wuxuu socdaal ku gaalaabixiyay Dalka aynu jaarka nahay ee Jamhuuriyada Djibouti muddo kooban kadib uun markii uu Xilka la wareegay.
Dalka Djibouti ayaa si cad u farogelisay doorashadii k...
Thursday, February 22, 2018
-
Xog Faahfaahsan oo Ka Hadlaysa Saamiga Rasmiga ah ee Muuse Biixi Ku Leeyahay Shirkadda Somaliland Investment Company.
madaxwaynaha somaliland ayaa wali iskaga guda jira musuqmaasuq baahsan oo uu labadii bilood ee u horeeyay ka sameeyay dalka isagoo lacago xaddi badan durba ku dhacay saxeexa madaxwaynenimadda.
madaxwayne biixi ayaa saami 35...
Thursday, February 22, 2018
-
Wasiirkii Hore ee Maaliyadda Marwo Samsam Cabdi Aadan oo Beenisay Warar Warbaahintu Ka Baahisay + Halka ay Hadda Ku Sugantahay oo Ay Sheegtay.
Wasiirkii Hore ee Maaliyadda Marwo Samsam Cabdi Aadan oo Beenisay Warar Warbaahintu Ka Baahisay + Halka ay Hadda Ku Sugantahay oo Ay Sheegtay.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, February 22, 2018
-
Muuse Biixi oo Sameeyay Magacaabis Aan Macno Buuran Ku Fadhiyin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta wareegto madaxweyne oo summadiisu tahayJSL/XM/WM/222-43/022018, uu ku magacaabay sagaal masuul. Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu ...
Thursday, February 22, 2018
« Previous Page — Next Page »