BALIGUBADLE MEDIA
Siyaasi Aadan Dhoolayare oo Dawladda Jabuuti Ku Tilmaamay Cadaw Ka Dhan Ah Qaranimada Somaliland.
February 26, 2018 - Written by admin

Siyaasiga Aadan Cilmi Dhoolayare ayaa ka hadlay go’aanka dawladda Jabuuti ka qaadaty sherkadda DP World, waxaana uu sidoo kale ka hadlay xidhiidhka Somaliland iyo Jabuuti oo uu ku tilmaamay inaanay raalli ka ahayn jiritaanka Somaliland.

dhoolayare

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

 

COMMENTS