BALIGUBADLE MEDIA
Soltelko oo Ku Dhici La’ Inuu Iska Difaaco Eedaymihii Musuqmaasuq ee Loo Jeediyay Iyo Xasan Shahar oo U Noqday Afayeen Difaaca
February 22, 2018 - Written by admin

maayarka fshilmay ee caasimadda hargeysa ayay dul hooganaysaa dhaleecayn dhinaca musuqmaasuqa ah oo ka soo yeedhay xoghayihii hore ee dawladda hoose ee hargeysa mudane cali xasan cawaale waxaanu ilaa hadda soltelko ku dhici la’yahay sidii uu iskaga fogayn lahaa eedaymahaas waxaana halkaas ka cad in soltelko qabo dhamaan eedaymaha musuqmaasuq ee loo jeediyay.

soltelko3

soiltelko oo ku dhici inuu warbaahinta ka jawaabo ayaa soo adeegsaddda mid kamida gacanyarayaashiisa kaas oo lagu magacaabo xasan shahar waxaanu xasan shahar usbuuciiba mar ka difaacaa warbaahinta maayarka fadeedaxadu dul hooganayso ee ay isku deegaanka yihiin

dhanka kale soltelko ayaa badhtilmaameedsanaya qaar kamida dhalinyaradda la baxday ururka hiilka caasimadda kuwaas oo uu habeen iyo maalin ka seexan waayay maayar soltelkadda ceebaysan ee kursiga isku sii dhajinaya isagoo todobaadkan xidhxidhay qaar kamida dhalinyaradda hiilka caasimaddan

hargeysa ayaa noqotay magaaladda ugu ayaanka daran dunida maadaama oo uu maayar ka noqday shakshi ka aradan aqoonta iyo waayo aragnimadda maayarnimo taa bedelkeedna calooshiisa u shaqayste ahi

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS