|
wararka
-
Muuse Biixi oo Tacsi U Diray Ninkii uu Ka Qaaday Beertiisa oo Geeriyooday
TACSI MADAXWEYNE
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa, c...
Friday, March 9, 2018
-
Xaaska Madaxwayne Farmaajo oo Markii Ugu Horaysay Lagu War Helay Iyadoo Khudbad Ka Jeedinaysa Goob Fagaare
Xaaska Madaxwayne Farmaajo oo Markii Ugu Horaysay Lagu War Helay Iyadoo Khudbad Ka Jeedinaysa Goob Fagaare ah
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, March 9, 2018
-
Raysal Wasaaraha Xilka Sii Haya ee Dalka Itoobiya oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wasiirka Arimaha Dibada Dalka Imaaradka
Raysal Wasaaraha xilka dalka Itoobiya Sii Haya Md Hailemariam Desalegn ayaa waxaa uu si rasmiya xafiiskiisa ugu qaabilay wasiirka arimaha dibada dalka Imaraadka Carabta Sheikh Abdullah bin Zayed Al Nahyan oo dalkaasi ku jooga booq...
Friday, March 9, 2018
-
Warbaahinta Laga Leeyahay Dalka Imaaraadka oo Dhaliilo Is Barkan Ka Baahisay Madaxwayne Farmaajo
Saxaafada Imaaraadk oo ku tilmaamtay Farmaajo (Dilaagii Caruurta yar yaraa) waxay aad uuga faaloonayaan in uu ku fashilmay dhisida dawlad loo dhan yahay in aanu meelna ka talin in uu ciidankii baabiyay in Caruurtii yaryaryad jeel ...
Friday, March 9, 2018
-
Dawlada Djibouti Dhex Maka Noqon Kartaa Wada Haddalada Somaliland Iyo Soomaaliya?
Xukuumada somaliland ayaa qorshaynaysa in dhawaan dib loo bilaabi doono wadda hadaladii u dhaxeeyey dawlada soomaaliya.
Sida qorshuhu yahay wada haddalada labada dal ayaa lagu wadaa inay mar kale dib uga furmaan wadanka Jab...
Friday, March 9, 2018
-
Tirada iyo Magacyada Masuuliyiintii Ugu Horreeyay Ee Xukuumadda Madaxweyne Biixi Oo Musuqmaasuq Xabsiga Loogu Taxaabay
Ciidammada Booliiska ayaa Xabsiga u taxaabay Guddoomiyaha Degmada Daarasalaam Cabdikariim Cali Maxamed, Guddoomiye ku-xigeenka Degmadaasi Cabdikariim Aadan Jibriil iyo Xoghayaha fulinta ee Degmadaasi Fu’aad Ibraahim Kooshin.
...
Friday, March 9, 2018
-
Madaxwayne Trump Iyo Dhigiisa Kuuriyadda Waqooyi oo Markii Ugu Horaysay La Filayo Inay Yeeshaan Kulan Fool Ka Foola
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa aqbalay in uu la kulmo madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un, taas oo ah wax aanan la filanaynin.
Waxaa arrintan shaaciyay sargaal sare oo ka tirsan Kuuriyada Koonfureed oo hog...
Friday, March 9, 2018
-
Amaawiir Cusub oo Wasiir Guri-barwaaqo Duldhigay Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta
Amaawiir Cusub oo Wasiir Guri-barwaaqo Duldhigay Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, March 8, 2018
-
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Ka Hadashay Saddex Masuul Oo Uu Xidhay Madaxaweyne Muuse Biixi
Ciidammada Booliiska ayaa Xabsiga u taxaabay Guddoomiyaha Degmada Daarasalaam Cabdikariim Cali Maxamed, Guddoomiye ku-xigeenka Degmadaasi Cabdikariim Aadan Jibriil iyo Xoghayaha fulinta ee Degmadaasi Fu’aad Ibraahim Kooshin
...
Thursday, March 8, 2018
-
“Ismaaciil Cumar Geelle Iyo Raysal Wasaare Khayr Labaduba Jeegaanta Ayay Xidid La Yihiin Oo Mid-na Jeegaanta Bari Ayuu Xidid La Yahay Mid-na Jeegaantaanta Galbeed ee Waa In Labada-ba La Wad Difaaco Amma…” Siyaasi Gaaxnuug
“Ismaaciil Cumar Geelle Iyo Raysal Wasaare Khayr Labaduba Jeegaanta Ayay Xidid La Yihiin Oo Mid-na Jeegaanta Bari Ayuu Xidid La Yahay Mid-na Jeegaantaanta Galbeed ee Waa In Labada-ba La Wad Difaaco Amma…” Siyaasi Gaaxnuug
...
Thursday, March 8, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|