BALIGUBADLE MEDIA
Madaxwaynaha Somaliland oo Danjire Cawil Cali Ducaale U Magacaabay Xil Cusub
March 13, 2018 - Written by admin

Madaxwaynaha somaliland ayaa danjire cawil cali ducaale u magacaabay xil cusub

Inkastoo aanu jirin war si rasmiya uga soo baxay xafiiska madaxtooyadda Somaliland hadana ilowareedyo warbaahintu heshay ayaa sheegaya in madaxwaynuhu damiir cawil u magacaabay La taliyihiisa wadahadaladda somaliland iyo somaliya

Isku soo wada duuboo lama garanayo sababta keenay in Mr biixi D anjire cawil u magacaabo xilka maadaama oo mugdi badani hadheeyay suurtagalnimadda wadahadalo dhex Mara Somaliland Iyo somaliya

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS