BALIGUBADLE MEDIA
Maalgashiga Dp World ee Dekedda Berberi Ma Maalgashi Qaranbaa Mise Waa Mid ay Ku Faa’ideen Beelo Gaar Ahi ?
March 14, 2018 - Written by admin

Maalgashiga balaadhan ee shirkadda dp world ka hirgalinayso dekedda berbera ayaa isku bedelay mashruuc naasnuujin ah oo ay ku faa-ideen beelo gaar ah oo kamida beelaha somaliland

Heshiiska oo Xukuumadda iyo golayaasha qaranku ku sheegeen mid manfac wayn ugu jira qaranka Somaliland ayaa beenoobay waxaanuu isku badalay mid ay manfac gaar ah ku qabaan beelaha jeegaanta ee awooda dalka haystaa waxa soo Baxayay maalmihii u dambeeyay in qandaraasyo malaayiin dolar ah ay ka qaateen shakhsiyaad ka soo jeeda Beelaha jeegaanta kuwaas oo muddo gaaban ku noqday tijaar waawayn

ques

Isku Soo Wada duuboo waxaanu si faahfaahsan idinku soo gudbinaynaa musuqmaasuqa dul hooganaya mashaariicda shirkadda dp world si bulshadda somaliland ee indhosarcaadka loo sheegay u ogaadaan xaqiiqda ku salaysan qandaraasyadda lagu qaatay mashruuca horumarinta dekedda berbera ee shirkadda dp world

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS