BALIGUBADLE MEDIA
Degdeg: Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa oo Amar Ku Joojiyay Dhismaha Barkadii Kaydka Biyaha ee Masalaha Hargeysa
March 14, 2018 - Written by admin

breaking news

Maareeyaha wakaaladda biyaha hargeysa ayaa amar ku bixiyay in la Joojiyo dhisme ku socday barkadda kaydka biyaha ee masalaha hargeysa Barkadan oo ku jirtay mashruuca biyo balaadhinta caasimadda ee geedeeble islamarkaana kamid ahayd mashruucii 5ta Milyan ahaa ee ay maalgalintiisa lahayd Coca-Cola Africa ayaan la garanayn sababta keentay in maareeyaha wakaaladda biyaha hargeysa amar ku bixiyo joojinta dhismaheeda.

Mar aanu isku daynay inaanu arinkan wax ka waydiino maareeyaha wakaaladda biyaha hargeysa ayaanay noo suurtagalin

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS