|
wararka
-
Faysal Cali Waraabe oo Dil Toogasho Ugu Hanjabay Xildhibaan Barlamaanka Somaliland Ka Tirsan
Faysal Cali Waraabe oo Dil Toogasho Ugu Hanjabay Xildhibaan Barlamaanka Somaliland Ka Tirsan
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, March 12, 2018
-
Gudoomiyaha Baarlamanka Somaliya oo Heshiiska Dekedda Berbera Ku Tilmaamay Gaf Laga Galay Qaranimadda Somaliyeed.
Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari oo khubad ka jeedinayay fadhiggii xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa si adag uga horyimid talaabada shirkadda DP World oo...
Monday, March 12, 2018
-
Muuse Biixi oo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyadeeyay Macalin Ismaaciil Dhubato oo Caawa Ku Geeriyooday Hargeysa
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa, Bahda waxbarashada Somaliland, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoy...
Monday, March 12, 2018
-
Muuse Biixi oo Kulan La Qaatay Madaxda Axsaabta Iyo Gudoomiye Cirro oo U Muuqda Inuu Gacanta U Galay Kornayl Muuse Biixi.
Muuse Biixi oo KulanMadaxda Axsaabta Iyo Gudoomiye Cirro oo U Muuqda Inuu Gacanta U Galay Kornayl Muuse Biixi
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, March 12, 2018
-
Aflagaadooyin Ku Qoran Buug uu Qoray Wasiir Gurri Barwaaqo oo La Soo Bandhigay iyo Fadeexadaha Ugu Waawayn ee Dul Hooganaya.
Aflagaadooyin Ku Qoran Buug uu Qoray Wasiir Gurri Barwaaqo oo La Soo Bandhigay iyo Fadeexadaha Ugu Waawayn ee Dul Hooganaya.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, March 12, 2018
-
Maxkamadda Gobolka Hargeysa oo La Filayo Inay Ka Garnaqdo Dacwad Nooceedu Ku Cusubyahay Dalka
Maxkamada gobolka Hargeysa ayaa loo gudbiyey dacwad nooceedu cusub yahay oo ku saabsan takoor lagula kacay wiil naafo ah.
Garyaqaan Mubaarig Cabdi ayaa maxkamada gobolka Hargeysa u gudbiyey dacwad ka dhan ah meherada Café ...
Monday, March 12, 2018
-
Hogaanka Dallada Sonsaf Oo Muujiyey Masuuliyad Daradii ugu Waynayd Iyo Kalsoonidii Lagu Qabay oo Hoos U Sii Dhacaysa.
Dallada la sheego inay ku midoobeen ururada aan dawliga ahayn ee Sonsaf ayaa wali ku hawlan saamayntii ay ku lahayd doorashooyinka somaliland.
Gudoomiyaha Dallada Sonsaf Mustafe Sacad Dhimbiil iyo xubno ka mid ah dalladaas ...
Monday, March 12, 2018
-
Xukuumadda Somaliland oo dacwad Ka Gudbisay Laanta Afka Somaliga ee bbc-da
Xukuumada Somaliland ayaa dacwad ka dhana laanta afka somaliga ee bbc-da u gudbiyay madaxa sarre ee idaacadda
Dacwada ayaa sida ay baahisay wakaaladda wararka ee somaliland ee solna uu soo saaray wasiirka warfaafinta somaliland...
Monday, March 12, 2018
-
Xukuumadda Muuse oo ilaa Hadda Ku Guuldaraysatay Fulinta Go’aankii ay Ka Soo Saartay Sicir Bararka
Xukuumadda uu hogaamiyo madaxwayne biixi ayaa ilaa hadda Ku guul daraysatay fulinta go'aankii ay ka soo saartay sicir bararka baahsan ee dalka ka jira
Waxaan isbedel ilaa Hadda isbedel Ku inan sicir Bararka baahsan ee dalka ka ...
Monday, March 12, 2018
-
Muuse Biixi oo Ka warwareegaya Inuu Ka Hadlo Hagardaamadda Jabuuti Ku Hayso Somaliland
Madaxwaynaha somaliland Muuse biixi cabdi ayaa Ka warwareegaya inuu Ka hadlo hagardaamadda dawladda Jabuuti Ku hayso somaliland
Madaxwayne biixi ayaa isagoo Ka warwareegaya dawladda jabuuti isku qaaday dawladda Somaliya islamar...
Monday, March 12, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|