-
Madaxweynaha Somaliland Iyo Waftiguu Hogaaminyay oo Kulamo La Qaatay Wasiirka Madaxtooyada (Sawiro)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo waftigii uu hoggaaminayay ee marti-qaadka rasmiga ku jooga Isu-tagga imaaraadka carabta ayaa kulan la qaatey wasiirka madaxtooyada ahna ra'isal wasaare ku xigeenk...
Wednesday, March 14, 2018
-
Madaxwayne Biixi oo La Filayo Inuu Maalinta Bari Ah Saxeexo Heshiiskii Qabyadda ahaa ee Saldhiga Milatari Iyo Xaddiga Lacagta Xaqul Qalinka ah ee uu Qaatay.
Madaxwaynaha somaliland Muuse biixi ayaa la filayaa inuu Maalinta bari ah qalinka Ku duugo Heshiiskii Qabyadsda Ahaa ee saldhiga militari ee dawladda imaaraadku Ka samaynayso magaaladda berbera
Heshiiskan oo wareegiisii koobaad...
Wednesday, March 14, 2018
-
Degdeg: Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa oo Amar Ku Joojiyay Dhismaha Barkadii Kaydka Biyaha ee Masalaha Hargeysa
Maareeyaha wakaaladda biyaha hargeysa ayaa amar ku bixiyay in la Joojiyo dhisme ku socday barkadda kaydka biyaha ee masalaha hargeysa Barkadan oo ku jirtay mashruuca biyo balaadhinta caasimadda ee geedeeble islamarkaana kamid ...
Wednesday, March 14, 2018
-
Maalgashiga Dp World ee Dekedda Berberi Ma Maalgashi Qaranbaa Mise Waa Mid ay Ku Faa’ideen Beelo Gaar Ahi ?
Maalgashiga balaadhan ee shirkadda dp world ka hirgalinayso dekedda berbera ayaa isku bedelay mashruuc naasnuujin ah oo ay ku faa-ideen beelo gaar ah oo kamida beelaha somaliland
Heshiiska oo Xukuumadda iyo golayaasha qaranku k...
Wednesday, March 14, 2018
-
Madaxwayne Trump oo Xilkii Ka Qaaday Xoghayihiisii Arimaha Dibada
adaxweyne Donald Trump, ayaa ka qaadey xilkii xoghayaha arrimaha dibedda ee Mareykanka Rex Tillerson, isagoo ku badaley Mike Pompeo oo ah madaxa hey'adda sirdoonka ee CIA-da.
Trump ayaa bartiisa Twitter-ka soo dhigay fariin...
Tuesday, March 13, 2018
-
Madaxda Shirkadda Telesom oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Xukuumadihii Kala Dambeeyay ee Kulmiye (Daawo)
Madaxda Shirkadda Telesom oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Xukuumadihii Kala Dambeeyay ee Kulmiye (Daawo)
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, March 13, 2018
-
Nuxurka Safar Madaxwaynaha Somaliland Ugu Kicitimay Dalka Imaaraadka Carabta
Madaxwaynaha somaliland iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta safar ugu Kicitimay Dalka isku taga imaaraadka carabta
Ujeedada safarka madaxwayne kornayl biixi Ku tagay ayaa khuseeya heshiiska Somaliland Iyo Imaaraadka sidoo ...
Tuesday, March 13, 2018
-
Madaxwaynaha Somaliland oo Danjire Cawil Cali Ducaale U Magacaabay Xil Cusub
Madaxwaynaha somaliland ayaa danjire cawil cali ducaale u magacaabay xil cusub
Inkastoo aanu jirin war si rasmiya uga soo baxay xafiiska madaxtooyadda Somaliland hadana ilowareedyo warbaahintu heshay ayaa sheegaya in madaxwaynu...
Tuesday, March 13, 2018
-
Golaha Wakiiladda Somaliland oo Go’aan Ka Soo Saaray Heshiiska Somaliland Iyo Dp World
Golaha wakiiladda somaliland ayaa manta go'aan ka soo saaray heshiiska dhexmaray Somaliland iyo shirkadda laga leeyahay dalka Imaaraadka carabta ee Dubai port
...
Tuesday, March 13, 2018
-
Madaxwayne Biixi oo La Filayo Inuu Safar Ku Tago Dalka Imaaraadka Carabta
Madaxwaynaha somaliland Muuse Biixi cabdi ayaa la filayaa inuu maanta safar ugu ambabaxo Dalka imaaraadka carabta.
Lama garanayo ujeedada rasmiga ah ee madaxwayne kornayl Muuse Ku tagaya dalka imaaraadka carabta balse waxa la f...
Tuesday, March 13, 2018
« Previous Page — Next Page »