Golaha Guurtida Somaliland Oo Hadda Go’aamo Ka Soo Saaray Heshiiskii Saddex Geesoodka Ahaa ee Dekedda Berbera.
March 17, 2018 - Written by admin
Xildhibaanada golaha guurtida Somaliland ayaa saaka si buuxda u taageeray heshiiska saddex geesoodka ahaa ee shirkadda DP World ku maalgalinayso Dekedda Berbera.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS