BALIGUBADLE MEDIA
Madaxwayne Biixi oo La Filayo Inuu Maalinta Bari Ah Saxeexo Heshiiskii Qabyadda ahaa ee Saldhiga Milatari Iyo Xaddiga Lacagta Xaqul Qalinka ah ee uu Qaatay.
March 14, 2018 - Written by admin

Madaxwaynaha somaliland Muuse biixi ayaa la filayaa inuu Maalinta bari ah qalinka Ku duugo Heshiiskii Qabyadsda Ahaa ee saldhiga militari ee dawladda imaaraadku Ka samaynayso magaaladda berbera

Heshiiskan oo wareegiisii koobaad ay saxeexayday xukuumadii hore ee silanyo ayaa muuse biixi ka biyo diiday markii uu taladda dalka qabtay inuu si rasmiya u Saxeexo balse madaxwayne biixi oo hadda qaatay xaqul qalinkiisii ayaa Maalinta bari ah qalinka Ku duugi doona Heshiiska.

majaalilayste muuse

Dhanka kale madaxwayne biixi ayaa kulamo kala gadisan la qaatay madaxda Sarsare ee imaaraadka oo uu kamidyahay wasiirka madxtoyada ee imaaraadka.

Isku soo wada duuboo madaxayne biixi ayaa xaalkiisu noqday inuu ahmiyada guud siiyo inuu xaqul qalin ka qaato heshiiyadda uu saxeexaya islamarkaana aan u Egin wax kale arintaas oo ayaan Darro wayn ku ah qaranka Somaliland.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS