-
Atoore Sanjay Dutt oo Diiday In Uu Qaato Lacag Malaayiin Dolar ah oo Magaciisa Lagu Qoray.
Xiddiga caanka ah ee aflaamka Bollywood-ka ee dalka Hindiya Sanjay Dutt ayaa diiday in uu qaato lacag iyo hanti kale oo ay dhaxal ahaan uga tagtay haweenay taageero u ahayd oo geeriyootay.
Waxa uu sheegay in inkasta oo uu k...
Thursday, March 8, 2018
-
Turkiga, Qadar Iyo Jabuuti Oo Xukuumadda Muqdisho Ku Khasbaya In Ay Erido Safiirrada Imaaraadka Iyo Itoobiya
Kulamo albaabadu u xidhnaayeen shalay illaa habeen hore ayaa ka socday aqalka Madaxtooyada Villa Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho taasi oo xildhibaano iyo jihooyin kale oo ay dabada ka riixayaan dalalka Jabuuti, Turkiga iyo Qadar ...
Thursday, March 8, 2018
-
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Iyo Maareeyaha Wadooyinka Oo Shalay Dagaal Gacanta Iskula Tagay
Khilaaf Xoogleh oo shalay gaadhay inay Gacanta iskula tagaan ayaa la sheegay inuu ka dhex aloosan yahay Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Cabdilaahi Abokor iyo Mareeyaha Jidadka Wasaaraddaasi Cismaan...
Thursday, March 8, 2018
-
Walaac Laga Muujiyay Booqashada Dhaxal Sugaha Sacuudiga Uu Ku Tagayo UK
Dhaxal sugaha Sacuudiga ayaa booqasho saddex maalmood ah ku tagi doono Ingiriisaka iyadoo dibadbaxyo la qorsheeyay oo looga soo horjeedo dalkiisa doorka uu ku leeyahay dagaalka ka socda Yemen .
Maxamed bin Salman oo 32 jir ...
Thursday, March 8, 2018
-
Madawayne Cabdiwali Gaas oo Meesha Ka Saaray Warar Sheegaya Inuu Muddo Kordhin Ku Samaysanayo Kursiga
Iyada oo sanad wax ka yar ay naga xigto doorashooyinka madaxweynenimo ee dowlad goboleedka Puntland, ayuu madaxweyne Cabduwali Maxamed Cali Gaas waxa uu beeniyay inuu doonaya inuu ku kordhisto muddada xil-haynta.
Waxa uu marka ...
Thursday, March 8, 2018
-
Xoghayaha Arimaha Dibada Maraykanka Oo Soo Gaadhay Dalka Itoobiya
Xoghayaha arrimmaha dibadda ee Mareykanka Rex Tillerson, ayaa gaadhay caasimadda dalka Itoobiya ee Adis Ababa, halkaas oo uu kula kulmayo madaxda dalkaasi.
Rex Tillerson oo booqashadiisi ugu horaysay ku maraya qaar kamid ...
Thursday, March 8, 2018
-
Trump Oo Hoos Uga Dhacay Diiwaanka Dadka Ugu Taajirsan Dunida?
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa hoos ugu soo dhacay kaalinta 222-aad ee diiwaanka taaajiriinta ee majaladda Forbes, kadib markii hantida uu haysto oo ahayd $3.5 bilyan ay hadda hoos ugu dhacday $3.1 bilyan oo doolar.
...
Thursday, March 8, 2018
-
Sawirka Maanta Daawo Maayar Soltelko Isbedelka Xoolaha Umadda ee Shalay Iyo Maanta
Sawirka Maanta Daawo Maayar Soltelko Isbedelka Xoolaha Umadda ee Shalay Iyo Maanta
...
Wednesday, March 7, 2018
-
Somaliland oo Taariikhda Markii Ugu Horaysay Gacanta U Gashay Dawladda Jabuuti
Madaxwaynaha somaliland kornayl muuse biixi ayaa markii ugu horaysay gacanta u galay dawladda jabuuti si uu gudaha somaliland uga fuliyo danno kasta oo ay leedahay dawladda jabuuti.
waa markii ugu horaysay taariikhda somali...
Wednesday, March 7, 2018
-
Maraykanka Iyo Shiinaha oo Ku Loolamaya Jabuuti Iyo Jawaabta Jabuuti Ka Bixisay Hadal Ka Soo Yeedhay Dawladda Washington
Dawladda Jabuuti ayaa si kulul u sheegtay in aanu dalkeedu noqon doonin madal ay ku loolamaan Quwadaha dunida sida Shiinaha iyo Maraykanka kadib markii dawladda Maraykanku walaac ka muujisay in Shiinuhu la wareego dekedda Dooraale...
Wednesday, March 7, 2018
« Previous Page — Next Page »