-
Xoghayaha Arimaha Dibada Maraykanka oo Cambaareeyay Ganacsiga uu Shiinuhu La Leeyahay Afrika
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Rex Tillerson ayaa cambaareeyay qaabka ay Shiinaha u wajahaan dhaqaala ahaan qaarada Afrika, ka hor booqashadiisa ugu horreysay ee uu qaarada ku imanayo.
Waxa uu sheegay in Shiinaha ay d...
Wednesday, March 7, 2018
-
Xukuumadda oo Xilli ay Majaro Habaabisay Mashruucii Xumbo Wayne Indhaha Bulshadda Ku Jeedinaysa Mashruuca Indho Sarcaadka ah ee Geedeeble
xukuumadda kornayl muuse biixi ayaa ku guul daraysatay inay meel kaga soo waranto mashruucii mudada dheer socday ee xumbo wayne kaas oo aan fashilmin balse ay carqaldeeyeen masuuliyiin muuse biixi kaw ka yahay oo ka tirsan xukuuma...
Wednesday, March 7, 2018
-
Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo Markii Ugu Horaysay Ku Dhaliilaysa Saami Qaybsiga Xukuumadiisa
Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo Markii Ugu Horaysay Ku Dhaliilaysa Saami Qaybsiga Xukuumadiisa
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, March 7, 2018
-
Lataliyihii Dhaqalaha ee Madaxweyne Trump oo Is Casilay
Aqalka Cad ayaa Talaadadi shalay ku dhawaaqay in Gary Cohn oo ah lataliyihii dhinaca dhaqaalaha ee madaxweyne Trump uu is casilayo.
Bayaan uu soo saaray Gary Cohn ayuu ku xaqiijiyay is casilaadiisa, isaga oo sheegay in ay shara...
Wednesday, March 7, 2018
-
Ganacsatada Qaadka ee Kenya oo loo ogolaaday in ay ganacsigooda kala hadli karaan Somaliland
Ganacsatada Qaadka dalka Kenya ayaa sheegay in ay helleen ogolaasho ah in ganacsigooda kala xaajoon karaan maamulka Somaliland, sidoo kalena ay Qaadka geyn karaan deegaannada Somaliland.
Guddiga Ganacsatada dalka Kenya ayaa she...
Wednesday, March 7, 2018
-
Su’aal adag oo Ganacasade Maxamed Baarjeex ku ganay Wasiirada Xukumada Kornayl Muuse Biixi oo Jawaab loo waayey…
Su’aal adag oo Ganacasade Maxamed Baarjeex ku ganay Wasiirada Xukumada Kornayl Muuse Biixi oo Jawaab loo waayey…
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, March 7, 2018
-
Madaxweynaha Uganda Oo Eryey Wasiirkiisii Amniga Iyo Taliyaha Booliska, Soona Bandhigay Sababta Keentay
Madaxweynaha Dalka Uganda Yuweri Museveni, ayaa xilalkii ay hayeen ka qaaday Wasiirkiisii Amniga iyo taliyihii Booliska, kuwaas oo ahaa saaxiibo ku dhow Maxdaxweynaha.
War qoraal ah oo kasoo baxay Yuweri Museveni madaxweyna...
Wednesday, March 7, 2018
-
Wasiirka Arimaha Dibada Oo Soo Bandhigay Ujeedada Shir Ay Somaliland Ku Qabanayso Magaalada Brussels Ee Wadanka Belgium
Wasiirka arimaha dibada somaliladn Dr. Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay shir ay dawlada somaliland ku qabanayso wadanka Belgium. Wasiir Sacad oo faah faahin ka bixinayey kulan uu la qaatay xubno ka tirsan baarlamaanka midawga Yurub...
Wednesday, March 7, 2018
-
Koox Budhcad dhuleeda oo Ku Shaqaysanaysa Shaadh Dawladeed oo Ka Dilaacay Masalaha Hargeysa + Falalka ay Ku Kacayaan
koox budhcadeed ku shaqaysanaysa shaadhka dawladda ayaa ka dilaacay xaafadda masalaha ee magaaladda hargeysa kuwaas oo dadka ku qabsanaya dhulkooda kadibna qofkii dhulka lahaa u adeegsanaya awood dawladeed iyagoo xabsiga dhigaya q...
Tuesday, March 6, 2018
-
Ganacsade Eedo Culculus ku Miisay Mulkiilaha Somcable+Xildhibaano Xukumada Kornayl Muuse Biixi Jeel ku hayso
Ganacsade Eedo Culculus ku Miisay Mulkiilaha Somcable+Xildhibaano Xukumada Kornayl Muuse Biixi Jeel ku hayso
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, March 6, 2018
« Previous Page — Next Page »