BALIGUBADLE MEDIA
Muuse Biixi oo Ka warwareegaya Inuu Ka Hadlo Hagardaamadda Jabuuti Ku Hayso Somaliland
March 12, 2018 - Written by admin

Madaxwaynaha somaliland Muuse biixi cabdi ayaa Ka warwareegaya inuu Ka hadlo hagardaamadda dawladda Jabuuti Ku hayso somaliland

Madaxwayne biixi ayaa isagoo Ka warwareegaya dawladda jabuuti isku qaaday dawladda Somaliya islamarkaana eedaymo culus Iyo hanjabaad ku qaaday dawladda somaliya xilli ay muuqato hagardaamadda jabuuti Ku hayso Somaliland Iyo heshiisyadda caalamiga ee ay la gasho dalalka caalamka

Isku soo wada duuboo madaxwayne biixi ayaa looga fadhiyaa inaanuu Ka warwareegno halisaha dhagaraysan ee Jabuuti ku hayso somaliland

Isha ku hay Baligubadlemedia

COMMENTS