BALIGUBADLE MEDIA
Dawladda Somaliya oo Dacwad Ka Dhana Heshiiska Dekedda Berbera U Gudbisay Dawladaha Carabta
March 10, 2018 - Written by admin

Iyadoo baryahan ba ay taagneyd dooda ku saabsan heshiiska dekedda Berbera ee Somaliland iyo shirkadda DP world ee fadhigeedu yahay dalka Imaraadka ayaa dowladda Soomaaliya waxaa ay ashtako ka dhan ah heshiiskaasi ay u gudbisay ururka jaamacadda carabta oo kullan ku yeeshay magaalada Qaahira ee dalka Masar.

999

Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa mar uu u waramayay laanta afka somaliga ee bbc u xaqiijiyay inay dacwad ka dhana heshiiska dekedda berbera u gudbiyeen dawladaha carabta gaar ahaan ururka jaamacadda carabta

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS