BALIGUBADLE MEDIA
Xukuumadda Kornayl Muuse Biixi oo Mamnuucday Furaha Internet-ka ee Soomaaliya + Furaha Loo Guurayo.
March 11, 2018 - Written by admin

Dawladda Somaliland waxay mamnuucday furaha Internet-ka Soomaaliya ee DotSo(.So) kadib markii maalmihii la soo dhaafay ay hay’adda isgaadhsiinta Soomaaliya si rasmi ah ula wareegtay nidaamkaas oo ay haysay shirkad gaar ah.

wasiirka isgaadhsiinta
Bogga Internet-ka ee Jaamacadda Hargeysa ee dawliga ah ayaa ka mid ah baraha uu saamaynayo go’aankan maaddaama boggeedu ku samaysan yahay furahan ah .So oo u taaggan .Somalia lana mid ah fureyaasha .UK ee Ingiriiska iyo .Ke ee Kenya.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

 

COMMENTS