BALIGUBADLE MEDIA
Xukuumadda Muuse oo ilaa Hadda Ku Guuldaraysatay Fulinta Go’aankii ay Ka Soo Saartay Sicir Bararka
March 12, 2018 - Written by admin

Xukuumadda uu hogaamiyo madaxwayne biixi ayaa ilaa hadda Ku guul daraysatay fulinta go’aankii ay ka soo saartay sicir bararka baahsan ee dalka ka jira

Waxaan isbedel ilaa Hadda isbedel Ku inan sicir Bararka baahsan ee dalka ka jira iyadoo qiimaha sarifka doolarku uu wali halkiisii taaganyahay.

Waxaana xukuumadda go’aanadda ay soo saartaa aanay shaqayn ee Muuse biixi la gudboon inay dib iskugu noqoto islamarkaana ay Ka fiirsato hirgalka go’aanadda ay soo saarayso kahor inta aanay soo saarin

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS