BALIGUBADLE MEDIA
Madaxwayne Biixi oo La Filayo Inuu Safar Ku Tago Dalka Imaaraadka Carabta
March 13, 2018 - Written by admin

Madaxwaynaha somaliland Muuse Biixi cabdi ayaa la filayaa inuu maanta safar ugu ambabaxo Dalka imaaraadka carabta.

Lama garanayo ujeedada rasmiga ah ee madaxwayne kornayl Muuse Ku tagaya dalka imaaraadka carabta balse waxa la filayaa inuu ujeedada ugu wayn ee safaris biixi yahay atimaha dekedda berbera iyo do world

Isju soo wada duuboo madaxwayne biixi ayaa siyaasad laba wajiilayn ah Kula kala shaqaynaya dalalka khilaafka ba’ani ka dhexeeya ee Jabuuti Iyo Imaaraadka

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS