-
Xildhibaan Ibraahin Kacaan oo Kamid ahaa Mudanayaasha Golaha Wakiiladda oo Goordhawayd Geeriyooday.
Xildhibaan ibraahin axmed haybe (kacaan) ayaa goordhawayd Ku Geeriyooday magalaadda Hargeysa
Xildhibaanka oo kamid ahaa Golaha wakiiladda somaliland kana soo baxay xisbiga kulmiye ayaa in muddo ah u jiifay xanuun waxaanu Goordh...
Monday, April 9, 2018
-
Garab Ka Go’ay xisbiga Waddani oo Sheegay inay Ka Soo Horjeedaan Dib U Dhigista Shirwaynaha
Garab ka go'ay xisbiga Waddani oo sheegay inay Ka Soo Horjeedaan shirwaynaha xisbiga ee dib loo dhigay
https://youtu.be/A3wqonP0PuI...
Monday, April 9, 2018
-
Shirwaynihii Ururka Maayaradda Somnaliland oo Soo Xidhmay iyo Qodobadda Ka Soo Baxay.
Shirwaynihii ururka Maayaradda Somnaliland oo Soo Xidhmay Iyo qodobadda laga Soo saaray
https://youtu.be/Nk59GOdDTPM...
Monday, April 9, 2018
-
Xisbiga Waddani oo Ka Hadlay Xilliga La Qabanayo Shirwaynihii XIsbiga oo Dib U Dhac Ku Yimi
Xisbiga Waddani oo Ka Hadlay Xilliga La Qabanayo Shirwaynihii XIsbiga oo Dib U Dhac Ku Yimi
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, April 8, 2018
-
Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Gudaha oo Ka Jawaabay Eedaymihii Ramaax Dusha Ka Saaray Kornayl Muuse Biixi
Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Gudaha oo Ka Jawaabay Eedaymihii Ramaax Dusha Ka Saaray Kornayl Muuse Biixi
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, April 8, 2018
-
Ramaax oo Eedaymo Culculus Ku Hurgufay Kornayl Muuse Biixi + Fadeexadda Xil Ka Qaadistiisa oo uu Ka Hadlay.
Guddoomiyihii hore ee gobolka Gabiley Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) ayaa ka hadlay sababtii xilka looga qaaday, waxaana uu sheegay in madaxwaynaha looga geeyey warbixin warxumo tashiil ah, sidoo kale waxa uu dhaliilo ku hurgufa...
Sunday, April 8, 2018
-
Ganacsade Habeenkii Xalay Ahaa Lagu Khaarajiyay Magaaladda Laascaanood
Dad ku dhawaa goobta falku ka dhacay ayaa sheegay in xili uu Salaada cishe ka soo baxay kuna soo dhawaa meheradii uu lahaa ay dabley aan la garaneynin rasaas ku fureen..
Maxamed Jaamac oo ka mid ah ehelada marxuunka ayaa wa...
Sunday, April 8, 2018
-
Wada-hadallo lagu xalinayo khilaafka Baarlamaanka oo bilaawday
Waxaa muuqanaya in hadda baadi goob loogu jiro sidii loo qaboojin lahaa xiisad siyaasadeed todobaadyadii ugu danbeeyayba ka dhax aloosneyd xildhibaannada Golaha Shacabka kaddib guddiyo shalay loo saaray xal u helida khilaa...
Sunday, April 8, 2018
-
Djabouti Oo Ciidamada Maraykanka Ka Joojisay In Ay Hawada Dalkaasi Carbis Ku Sameeyaan
Dawlada Jabuuti ayaa ciidamada Mareykanka ee dalkeeda joogaka joojisay hawlgalada hawda ee ciidamadu ku sameeyaan hawda ka dib markii ay dhawr shil oo diyaaradeed ay dhaceen
Laba diyaaradood oo ah kuwa military-ga oo mareyanku ...
Sunday, April 8, 2018
-
Madaxwayne Caan ah oo Isku Badalay Suxufi + Barnaamij Khatar ah oo uu Tabiyay
Madaxwyanihii hore ee dalka Baakistan Pervez Musharraf ayaa mar qudha ka wareegay mihnadda siyaadda isaga oo u diggo rogtay dhankaasi iyo saxaafadda.
Madaqxwayne Pervez Musharraf waxa uu ka soo muuqday barnaamij laga sii ...
Sunday, April 8, 2018
« Previous Page — Next Page »