-
Dadka Oromada Ah Ee Ku Sugan Deegaanada Somaliland Oo Dib Ugu Noqonaya Dalkooda Itoobiya
Magaalada Hargeysa maalmihii u danbeeyey waxa saxmad badani ka jirtay goobah alaga raaco gadiidka taga dalka Itoobiya.
Saxmadda dadka ayaa badatay kadib markii ay dadka Oromada ah ee ka soo jeeda dalkaasi Itoobiya ay u xadho xi...
Sunday, April 8, 2018
-
Golaha Wakiiladda Somaliland oo Cod Gacan Taag ah Ku Meelmariyay Miisaaniyadda Sanadka 2018
Fadhigii Saaka ee Golaha Wakiiladda Somaliland oo uu shirguddoominayay Guddoomiye Baashe Maxamed Faarax ayaa waxa ay mudanayaashu cod aqlabiyadd ah ku meel mariyeen Miisaaniyadda 2018-ka ee xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ...
Sunday, April 8, 2018
-
Raysal Wasaaraha Cusub ee Dalka Itoobiya oo Gaadhay Magaalada Jig-Jiga.
Ra’iisul Wasaaraha cusub ee dalka Ethiopia, Dr Abiy Ahmed ayaa booqashadiisii ugu horeysay ku tegey magaalada Jigjiga kadib markii uu la wareegay talada dalka Ethiopia.
Dr Abiy ayaa magaalada Jigjiga wadahadalo kula yeesh...
Saturday, April 7, 2018
-
Kornayl Muuse Biixi oo Magacaabay Gudida Qaban-Qaabadda Xuska 18ka May
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu Maanta wareegto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/XM/G/083-076/042018ku Magacaabay Guddida Agaasinka iyo Qaban-qaabadda Xuska 18 May.
Waxaanay u dhignayd ...
Saturday, April 7, 2018
-
“Inqilaabka Ka Socda Xamar Waxaa Dhinac Socda Mid Lala Maagan Yahay Somaliland” Cali Warancadde.
Inqilaabka ka socda Xamar waxaa dhinac Socda mid lala maagan yahay Somaliland, oo ay Gacan ku leeyihiin Dowlado shisheeye oo qayb ka ah Inqilaabka hubeysan ee ka socda Maamulka Muqdisho dhexdiisa.
Dowlada Qadar waxay si indho l...
Saturday, April 7, 2018
-
Madaxdhaqameed iyo Odayaal Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Walaalaha ee Ku Dagaalamaya Deegaano Ka Tirsan Gobolka Sanaag
Madaxdhaqameed Iyo odayaal baaq nabadeed u Diray beelaha walaalaha ah ee Ku dagaalamaya deegaano katirsan gobolka sanaag
https://youtu.be/Xk7t9NMLFnI...
Saturday, April 7, 2018
-
Eng:Maxamed Xaashi oo Sheegay inay Somaliland Ceeb Ku Tahay In Haayadaha Qaramadda Hargeysa Ku Joogaan Magaca Somaliya
Wasiirkii Hore ee Maaliyadda Xukuumadii siilaanyo maxamed xaashi ayaa sheegay inay somaliland ceeb Ku tahay in haayadaha qaramadda midoobay hargeysa Ku joogaan magaca somaliya
https://youtu.be/a-oWyr3OWkI...
Saturday, April 7, 2018
-
Golaha Wakiiladda Somaliland oo Soo Bandhigay Khaladaad Baahsan oo Ku jira Miisaanayadda 2018 ee Golaha Hortaala
Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Maanta soo Bandhigay khaladaad baahsan oo Ku jira miisaaniyadda 2018 ee golaha hortaala
https://youtu.be/DEQGAKqPTz0...
Saturday, April 7, 2018
-
Golaha Guurtida Somaliland oo Maanta ansixiyay Xeerka Kufisga
Golaha Guurtida Somaliland ayaa Maanta ansixiyay Xeerka kufisga oo in muddo ah horyaalay golaha
https://youtu.be/NlhM2nds510...
Saturday, April 7, 2018
-
Balanqaad Dhawaan Ka Soo Yeedhay Kornayl Biixi oo Beenoobay + Kalsoonida Lagu Qabi Karo Hadaladiisa oo ay Saamayn Wayn Ku Yeelan Doonto
balanqaad dhawaan ka soo yeedhay madaxwaynaha aan xukuumadiisa loo dhamayn kornayl biixi ayaa maalmo gaaban gudahood ku beenoobay
balanqaadkan oo ahaa inay xukuumaddu bilaash ka dhigtay waxbarashadda dalka ee lagu bix...
Friday, April 6, 2018
« Previous Page — Next Page »