BALIGUBADLE MEDIA
War Deg Deg Ah:- Masuul Ka Tirsan Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Oo Is Casilay
April 11, 2018 - Written by admin

Agaasimihii guud ee wasaarada qorshaynta iyo horu marinta somaliland Prof Cabdi Cali Jaamac ayaa shaaciyey inuu iska casilay xilkii uu ka hayey xukuumada madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

cabdi cali

Agaasime Cabdi Cali Jaamac ayaa qoraal uu ku baahiyey bogiisa facebook waxa uu ku sheegay inuu ka tagay xilkii uu ka hayey wasaarada qorshaynta balse muu bixin faah faahin dheeraad ah oo la xidhiidha sababaha keenay inuu is casilo.

Qoraalka is casilaada ah ee Prof Cabdi Cali Jaamac ku baahiyey bogiisa Facebook  ayaa u dhignaa sidan :-
Is-casilaad.
Maanta oo taariikhdu tahay 11kii bishii April, 2018, Waxan iskaga tegay xilkii Agaasimaha Guud ee aan hayay.

Waad Mahadsan tihiin.

COMMENTS