|
wararka
-
Madaxwayne Erdogan Qaab Nooceeya Ayuu Markale Ugu Guulaystay Doorashadii Maalintii Shalay Ka Dhacday Dalkiisa
Hoggaamiyaha mudada dheer ee dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa marki labaad ku guulleystay madaxweynanimada dalkaasi turkiga iyada oo la tiriyey codadki doorashada laga dhiibtay 99 boqolkiiba sida ay ku warramayso warbaahint...
Monday, June 25, 2018
-
Madaxwaynaha Somaliya oo Bogaadiyay Dhigiisa Dalka Turkiga oo Markale Ku Guulaystay Doorashadii Dalkiisa
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha Dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan oo ku guulleystay doorashadii Madaxtinimo ee Turkiya ka dhacday.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaank...
Monday, June 25, 2018
-
“Siyaasadii Arrimaha Dibadda Somaliland Farmaajo Ayaa Kaga Adkaadey, Hawadiina Waa Lala Wareegay…” Marwo Faadumo Siciid”
“Siyaasadii Arrimaha Dibadda Somaliland Farmaajo Ayaa Kaga Adkaadey, Hawadiina Waa Lala Wareegay…” Marwo Faadumo Siciid
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, June 25, 2018
-
Muuse Biixi oo Ka Hadlay Deeqaha Somaliland ee Somaliya Hakisay, Dagaalka Tukaraq Iyo Arrimo Kale
Muuse Biixi oo Ka Hadlay Deeqaha Somaliland ee Somaliya Hakisay, Dagaalka Tukaraq Iyo Arrimo Kale
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, June 25, 2018
-
Gudoomiyaha Haayadda Shaqaalaha Dawladda Somaliland oo Shaaciyay Fasax Shaqaalaha Dawladdu Galayaan Maalinta Barri ah
Gudoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawlada somaliland Sharmaarke Axmed Muxumed(Geelle) ayaa shaaciyey fasax ay heli doonaan shaqaalaha dawladu.
Gudoomiye Sharmaarke oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa sheegay in shaqaaluhu ay ...
Monday, June 25, 2018
-
Dawladda Federaalka Somaliya oo Soo Saartay Awaamiir Cusub oo Ku Aadan Diyaaradaha Mara Hawadii La Isku Odhan Jiray Somaliya
Xukuumadda Farmaajo ayaa ku dhawaaqay in aan diyaarad fasax ka haysanin magaalada Muqdisho ayna soo fadhiisan karin madaarada Somaliland Isla markaasina ay soo gali karin hawadii la isku odhan jiray Somaliya
Maareeyaha Guud...
Sunday, June 24, 2018
-
Madaxwaynaha Dalka Zimbabwe Oo Si Yaableh Uga Badbaaday Qarax Lala Beegday Xil Uu Ku Sugnaa Goob Fagaare Ah Daawo Sida Ay Wax U Dheceen
Madaxweynaha Zimbabwe ayaa ka badbaaday qarax lagula beegsaday isusoo bax olole doorasha oo uu ka sameeynayey magaalada Bulawayo.
Mr Manangagwa ayaa sheegay waxa qarxay inuu aad ugu dhawaa balse nasiib wanaag teyda ayey wax ka ...
Sunday, June 24, 2018
-
Maxamed Saalax oo Mid Kamida Wadamadda Yurub Siiyay Jinsiyad Cusub + Muxuu Ku Mutaystay?
Hoggaamiyaha dalka Jejnia Ramzan Kadyrov ayaa ku dhawaaqay in ciyaartooyda Liverpool Maxamed Saalax la siiyay jinsiyad sharafeed.
Salaax ayaa ku sugan dalka Ruushka, halkaas oo uu kaga qeybgalayo koobka kubadda adduunka, go...
Sunday, June 24, 2018
-
Trump oo Cunaqabatayn Cusub Kusoo Rogey Kuuriyada Waqooyi!
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa soo cusboonaysiiyay cunaqabatayno cusub oo uu kusoo rogey Kuuriyada Waqooyi, inkasta oo 10 maalmood uun ka hor ay ahayd markii uu Singapore kula kulmay hoggaamiyaha dalkaas Kim Jong-un.
...
Sunday, June 24, 2018
-
Madaxweyne Farmaajo Oo Cambaareeyay Qaraxii Lala Beegsaday Raysal Wasaaraha Itoobiya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxii saaka ka dhacay fagaaraha Meskel ee magaalada Addis Ababa, halkaasoo ay isugu soo baxeen kumanaan ruux oo taageeray...
Sunday, June 24, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|