|
wararka
-
Muuse Biixi oo Cambaarayn Wayn Dusha Uga Tuuray Qaraxii Maalintii Shalay Gilgilay Adis-ababa + Waa Maxay Sbabatu?
Madaxweynaha Somaliland Kornayl Muuse Biixi Cabdi, ayaa cambaareeyey qaraxii shalay ka dhacay isu soo bixii shacbiga ee lagu qabtay fagaaraha Meskel Square ee magaalada Addis-ababa ee lagu taageerayey Raysul-wasaare Abiy Ahm...
Sunday, June 24, 2018
-
Jileyaasha Reer India Ee Shah Rukh Khan Iyo Preity Zinta Oo Si Layaable Uga Hadlay Goolkii Toni Kroos U Dhaliyey Xulka Germany
Way adag tahay in la arko jileyaasha waaweyn ee reer India oo ka hadlaya kubadda cagta, haddii ay dhacdana waxay ku koobnaadaan Cricket oo dalkooda laga ciyaaro.
Mararka qaarkood waxay ka qayb-galaan ciyaaraha dalkooda iyo kuwa...
Sunday, June 24, 2018
-
Shirkii Beelaha Gerxajis oo Maalintii Labaad Galay, SIyaasiyiinta Beeshaas oo Shirka Ka Qayb Galaysa Iyo Wararkii U Dambeeyay
Shir weynihii Beesha Garxajis, ayaa si rasmi ah shalay galab uga furmay Buurta Gacanlibaax, kaasi oo ay kasoo qayb-geleen ergooyin kal kala socda dhammaan-ba Ardaayada Beesha Garxajis, isagoo subaxan saaka ahna si habsami ah u soc...
Sunday, June 24, 2018
-
Madaxwayne Farmaajo oo Dhexdhexaadin Kala Galaya Dhinacyadda Isku Haya Aeooda Dalka Koonfurta Sudan
Raysal wasaaraha dalka Itoobiya Dr Abbiy Ahmed oo goor dhaweyd la Hadley telefishanka qaranka dalka Itoobiya waxaa uu ka Hadley qarax goor dhaweyd ka dhacay madal uu tageerayaashiisa khudbad ugu jeedinaayey ooAddis Abab ku Taala ....
Saturday, June 23, 2018
-
Raysalwasaaraha Ethiopia oo Ka Badbaaday Qarax Lala Beegsaday Meel uu Khudbad Ka Jeedinayay iyo Wararkii U Dambeeyay
Raysal wasaaraha dalka Itoobiya Dr Abbiy Ahmed oo goor dhaweyd la Hadley telefishanka qaranka dalka Itoobiya waxaa uu ka Hadley qarax goor dhaweyd ka dhacay madal uu tageerayaashiisa khudbad ugu jeedinaayey ooAddis Abab ku Taala ....
Saturday, June 23, 2018
-
Shirka Beelaha Gerxajis oo Maanta Ka Furmay Buurta Gacan Libaax Iyo Wararkii U Dambeeyay ee Shirkaas
Shir ballaadhan oo qaban qaabadiisu muddooyinkii u danbeeyay laga dareemayay gudaha Dalka iyo debadiisa ayaa Saaka Beelaha Garxajis uga furmay Buurta loo Dalxiiska tago ee Gacan-libaax.
Saladiin iyo madaxda dhaqanka Beeshaa...
Saturday, June 23, 2018
-
Akhriso Rajadda Argentina oo Meel Adag Gashay Iyo Saddex Sababood oo ay Rajo Ku Yeelan Karto
Lionel Messi oo lagu eedaynayo inuu isagu iska lahaa go’aankii xulka qaranka lagu soo xulay bilowgii koobka adduunka ka hor iyo safidda ciyaaryahannada garoonka gelaya, isla markaana uu amarkiisa oo kali ahi ka shaqeeyo qolka le...
Saturday, June 23, 2018
-
Khilaaf Ka Dhex Qarxay Midawga Yurub Iyo Maraykanka + Trump oo Ku Hanjabay Inuu Cashuuuro Ku Soo Rogo Baabuurta Yurub U Dhoofiso Dalkiisa
Dhacdo kale oo noqon karta mid sii cakirta xiisadda ganacsi ee taagan, ayaa Madaxweyne Trump waxa uu ku hanjabay in uu cashuur boqolkiiba labaatan ah ku soo rogi doono baabuurta Midowga Yurub u dhoofiyaan dalkiisa, hadii ururku ca...
Friday, June 22, 2018
-
Xaaska Madaxwayne Donald Trump oo Lagu Dhaliilay Jaakad ay Xidhatay + Sababaha Keenay?
Marwada koobaad ee Maraykanka Melania Trump ayaa lagu dhaliilay jaakad ay u xiratay safar ay ku tagtay meel carruurta muhaajiriinta lagu hayo oo ku taalla Texas.
Melania ayaa la arkay iyadoo xiran jaakad ay ku qoran tahay "...
Friday, June 22, 2018
-
Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Guurtida Oo Sheegay In Shirka Beelaha Gerxajis Yahay Horumarka Somaliland Baaqna U Diray Xukuumada Muuse Biixi
Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Guurtida Oo Sheegay In Shirka Beelaha Gerxajis Yahay Horumarka Somaliland Baaqna U Diray Xukuumada Muuse Biixi
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, June 22, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|