BALIGUBADLE MEDIA
Dr Maxamed Cabdi Gaboose oo Kamid Noqday Siyaasyiinta Ka Qaybgalaysa Shirka Beelaha Gerxajis Uga Socda Buurta Gacan Libaax
June 27, 2018 - Written by admin

Dr. Maxamed Cabdi Gaboose oo kamid ah siyaasiyiinta faca wayn ee Somaliland ayaa maanta gaadhay shirka buurta Gacan-Libaax uga socda beelaha Garxajis.

gaboose

Shirka oo galay maalintiisi shanaad, waxa hore uga qaybgalay badi siyaasiyiinta beesha shirku u socdo. Guud ahaan Somaliland ayaa siweyn looga naawilaya waxa ka soo bixi doona shirkaas

dhanka kale waxa qodobadda shirkaas ka soo baxaya cabsi wayn ka qaba madaxwayne biixi oo isagu beeshaas dagaalo lagu hoobtay hore ula soo galay

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS