-
Qaramada Midoobay Oo Ka Dareen Celisay Goaankii Maraykanku Kaga Baxay Golaha Xuquuqal Iinsaanka
Qaramada midoobay soo bandhigtay walaaca ay ka qabto go’aanka dawlada Maraykanku kaga baxday golaha xuquuqal iinsaanka.
Afhayeenka xoghayaha guud ee qaramada Midoobay Stéphane Dujarric ayaa cadeeyey walaaca uu xoghayaha ...
Friday, June 22, 2018
-
Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo Sheegay Muhiimadda uu Leeyahay Qabsoomida Shirka Gerxajis (Daawo)
Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa Sheegay Muhiimadda uu Leeyahay Qabsoomida Shirka Gerxajis, suldaanku wuxuu sidan ku sheegay mar uu maanta shir jaraa'id Ku Qabtay Caasimadda Hargeysa
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, June 21, 2018
-
Mucaaradka Itoobiya ee Dibad-Joogga Ahaa oo Muddo Soddon Sanno Ku Dhaw Kadib Dib Ugu Laabanaya Dalkoodii
Kooxda mucaaradka ee dalka Itoobiya ee lagu magacaabo, Ginbot 7, ayaa waxa ay shaaca ka qaadeen in ay taageersan yihiin baaqa dib u heshiisiinta ee uu ku dhawaaqay rai’sul wasaare Abiy Ahmed.
Hadalka kooxdani mucaaradka o...
Thursday, June 21, 2018
-
Somaliland oo Qiratay Inay Soomaaliya La Wareegtay Maamulkii Hawada Iyo Fadeexada Dul-hoganaysa Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi
Somaliland oo Qiratay Inay Soomaaliya La Wareegtay Maamulkii Hawada Iyo Fadeexada Dul-hoganaysa Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, June 21, 2018
-
Xukuumadda Kornayl Muuse Biixi oo Dagaal Cad Ku Qaaday Shirka Beelaha Gerxajis Salaadiin La Xidhxidhay Iyo Wararkii U Dambeeyay
Deegaanka Maroodijeex ee Somaliland ayaa Dagaal Qaawan oo Lagu Burburinayo shirkaas iyadoo xukuumadda kornayl muuse biixi ugaadhsanayso cidkasta oo ku hawlan qabsoomida shirkaas
labadii maalmood ee u dambeeyay waxay xukuuma...
Thursday, June 21, 2018
-
Xildhibaan Dheeg Oo Soo Bandhigay Salaadiintii Qaban-Qaabinayay Shirka Gacan LibaaXildhibaan Dheeg oo Ka Hadlay Salaadiintii Qaban-Qaabinayay Shirka Gacan Libaax Oo Xukuumadu Xabsiga Ku Gurtayx Oo Xukuumadu Xidhay
Xildhibaan Dheeg oo Ka Hadlay Salaadiintii Qaban-Qaabinayay Shirka Gacan Libaax Oo Xukuumadu Xabsiga Ku Gurtay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, June 21, 2018
-
Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibadda Somaliland Kana Tirsan Xisbiga Kulmiye Maxamed Cabdilaahi Cumar oo Kulan Balaadhan La Qaatay Raysalwasaaraha Somaliya
Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibadda Somaliland Kana Tirsan Xisbiga Kulmiye Maxamed Cabdilaahi Cumar oo Kulan Balaadhan La Qaatay Raysalwasaaraha Somaliya
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, June 20, 2018
-
Siyaasi Salaad Cali Jeele Oo Difaacay Heshiiska Ay Wada Sexeexdeen Somaliya Iyo Itoobiya Kana Hadlay Khilaafka Imaaraadka Iyo Somaliya Ee Dekeda Barbara

Mujaahid Axmed Mire oo Dalka Soo Gaadhay + Soo Dhawayn Cajiiba oo Loogu Sameeyay Magaaladda Hargeysa (Daawo)
Mujaahid Axmed Mire oo Dalka Soo Gaadhay + Soo Dhawayn Cajiiba oo Loogu Sameeyay Magaaladda Hargeysa (Daawo)
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, June 20, 2018
-
Wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland oo Farta Ku Fiiqay Boobka Baahsan oo Dawladda Hoose ee Caasimadu Ku Hayso Dhulka Danta Guud
Wasiirka Hawlaha Guud iyo maamulka Dhulka ee Xukuumadda Somaliland ayaa ku eedeeyay dawladdaha hoose in ay ku dhulkii danta guud ku hayaan boob baahsan.
Waxa uu digniin adag u diray dawladdaha hoose ee dalka oo uu sheegay i...
Wednesday, June 20, 2018
« Previous Page — Next Page »