BALIGUBADLE MEDIA
Dawladda Federaalka Somaliya oo Soo Saartay Awaamiir Cusub oo Ku Aadan Diyaaradaha Mara Hawadii La Isku Odhan Jiray Somaliya
June 24, 2018 - Written by admin

Xukuumadda Farmaajo ayaa ku dhawaaqay in aan diyaarad fasax ka haysanin magaalada Muqdisho ayna soo fadhiisan karin madaarada Somaliland Isla markaasina ay soo gali karin hawadii la isku odhan jiray Somaliya

breaking news

Maareeyaha Guud ee Hey’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada Soomaaliya Yuusuf Cabdi Cabdulle (Yuusuf Jaalle) ayaa sheegay in howsha la soo wareegida Maamulka Hawada uu si tartiib tartiib u soo socday illaa bishii December sanadkii tagay qalabka lagu maamulayo hawada ay hada iyagu gacanta ku hayaan oo ay ula soo wareegeen Muqdisho

Ilaa hada ma cada talaabada ay arintani Ka qaadi doonto xukuumadda Somaliland, khadka diyaaradaha ee hawada sare ayaa waxa Somaliland dulmara 12 khad xaga Somaliya ay dulmara 7 khad oo kaliyaati

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS