BALIGUBADLE MEDIA
Madaxwayne Biixi oo Ka Hadlay Qodobo uu Jeclaan Lahaa Inay Ka Soo Baxaan Shirka Beelaha Gerxajis ee Ka Socda Buurta Gacan Libaax
June 26, 2018 - Written by admin

Madaxweynaha somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa markii ugu horaysay ka hadlay shirka buurta Gacan Libaax uga socda mid ka mid ah beelaha Gerxajis oo kamida beelaha somaliland

muuse haaruun

madaxwayne biixi ayaa hadaladiisa laga dhex arkaayay cabsida wayn ee uu ka qabo shirka beelaha gerxajis maadaama oo beeshani ay tahay beelihii dagaalka qadhaadh uu la soo galay muuse biixi sanadkii 19914-kii wakhtigaas uu wasiirka daakhliga ka ahaa dawladii cigaal

dhanka kale muuse biixi ayaa khaakhaayiraad ka qaaday shirkan oo uu uga cabsi qabo inuu noqdo mid lagu mija xaabin karo xukuumadiisa islamarkaana si fudud loogu kashifi karo xukuumadiisa maadaama oo uu isba hore dagaal beeleed qadhaadh ugu fashiliyay dawladii madaxwayne cabdiraxmaan tuur

COMMENTS