-
Booliiska Saaka La Wareegay Ilaalinta Iyo Gacan Ku Haynta Amaanka Jigjiga
Dadweynaha ku nool magaalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Itoobiya ayaa sheegay in saaka waddooyinka magaalada ay ku arkeen booliska rabshadaha ka hortaggo oo ku sugan meel kasta.
Dad goob joogayaal ah ayaa BBC-da u sheegay ...
Sunday, August 5, 2018
-
Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia oo Markii Ugu Horaysay Afka Furtay kana Hadlay Afgambigii Lagu Sameeyay
Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia oo Markii Ugu Horaysay Afka Furtay kana Hadlay Afgambigii Lagu Sameeyay
https://youtu.be/pET40b5HEQw...
Saturday, August 4, 2018
-
DP World oo ka Hadashay Sharciyadda Heshiiska Dekedda Berbera –
Guddoomiyaha shirkadda DP World, Sultan Ahmed Bin Sulayem, ayaa shaaciyey inay nidaam sharci ah u mareen heshiiska maalgashi ee ay ku ballaadhinayaan dekedda magaalada Berbera.
Guddoomiyaha Shirkadda DP World, wuxuu sid...
Saturday, August 4, 2018
-
Kuuriyadda Waqooyi oo Ku Adkaysanaysa Sii Waddida Barnaamijkeeda Nuclearka Iyo Qaramadda Midoobay oo Ka Hadashay
Warbixin ay soo saareen golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in Kuuriyada Waqooyi ay sii waddo horumarinta barnaamijkeeda nukliyerka islamarkaasna aysan joojin.
Xukuumadda Pyongyang ayaa la sheegay in si s...
Saturday, August 4, 2018
-
Xukuumadda Somaliland Oo Markii Ugu Horeeysay Ka Hadashay Xiisadda Jabuuti Iyo Eritrea Iyo Hadalkii Madaxwayne Farmaajo
Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horeeysay ka hadashay xiisada iyo is bedelka Siyaasadeed ee ka bilaabay Wadamada Geeska Afrika, gaar ahaan walaaca Jabuuti ay ka qabto heshiiska Itoobiya iyo Alatariya, iyo hadalkii dhawaan ka...
Saturday, August 4, 2018
-
Golaha Wasiirrada Dawlad Deegaanka Somalida Etoobiya oo Shaaciyay In Madaxwaynihii Deegaankaas Xabsiga Loo Taxaabay.
Golaha wasiirrada maamul gobolleedka Soomaalida oo ayaa ku baaqay in deegaankooda laga saaraan ciidanka Millatariga dowlada federaalka oo la wareegay xarumaha dowlada iyo wadooyinka muhiimka ah iyo xorriyadiisa loo soo celiyo Mada...
Saturday, August 4, 2018
-
War Degdega: Xaaladda Jigjiga oo Faraha ka Baxday iyo Mudaharaadyo Rabshado Wata oo Ka Socda Magaaladda
Wararka ka imaanaya magaalada Jigjiga waxay sheegayaan in jahawareer weyn uu ka taagan yahay magaalada, ka dib markii bililiqo iyo boob ay ka billowdeen magaalada.
Arrintaas ayaa timid ka dib markii saaka lagu waabariistay aska...
Saturday, August 4, 2018
-
Degdeg: Roobab Waawayn oo Hadda Ka Da’aya Hargeysa + Wararkii U Dambeeyay.
roobab waawayn oo kamida nimcooyinka ilaahay ku manaysto aadamihiisa ayaa ka da'aya magaaladda hargeysa iyo nawaaxigeeda
roobabkan ayaa ah kuwo waawayn islamarkaana todobaadkii u dambeeyay ka da'ayay magaalada hargeysa nimc...
Friday, August 3, 2018
-
Raysal Wasaaraha Ethiopia oo Beeniyay Hadal Dhawaan Ka Soo Yeedhay Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia
Ra'isulwasaaraha Itoobiya Dr Abiy Axmed ayaa markii ugu horeysay ka hadlay arrin aad loo hadal hayay oo ku saabsan qoondada dadka deegaanka Soomaalida ay ka helayaan shidaalka laga soo saaray deegaankaas.
Dr Abiy oo dad bad...
Friday, August 3, 2018
-
Madaxwayne Siilaanyo Muxuu Ka Yidhi Soo Dhawayntii Balaadhnayd ee Maalintii Shalay Loogu Sameeyay Hargeysa
Madaxwayne Siilaanyo Muxuu Ka Yidhi Soo Dhawayntii Balaadhnayd ee Maalintii Shalay Loogu Sameeyay Hargeysa
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, August 3, 2018
« Previous Page — Next Page »