BALIGUBADLE MEDIA
Waa Kuma Hanti Dhawraha Guud ee Somaliland , Maxaadse Kala Socotaa Taarikhdiisii Hore ee Musuqmaasuq?
August 10, 2018 - Written by admin

hanti dhawraha guud ee somaliland axmed yuususf dirir oo hore u ahaan jiray maareeyaha dekedda berbera wakhtigii xukuumadda siilaanyo ayaa lagu xusuustaa musuqmaasuq baahsan oo uu wakhtigaas ka sameeyay gudaha dekedda taasoo oo ay ugu wayntahay lacago malaayiin   dolar ah oo qayb ka ahayd lacagtii loogu tala galay taaga dekedda berbera taasoo uu si toosa u lunsaday masuulkani wakhtigaas

hanti dhawraha

wakhtigan uu lacagta intan leeg lunsanayay axmed yuusuf dirir waxay ahayd waxoogaa kahor doorashadoo madaxtooyadda somaliland xiligaas oo uu ahaa maareeyaha dekedda berbera lacagtan uu lunsaday waxa uu xiligaas hal milyan iyo dheeraad ka siiyay madaxwaynaha somaliland muuse biixi oo markaas ahaa musharax madaxwayne hadaba waa su’aale shakhsiga noocan ahi yuu hanti dhawre u noqon karaa isagaaba hantidii umadda boobay ku darsoo isla madawaynaha somaliland ayaan isna musuqmaasuq waxaanu dhamaan hantida uu haysto ee guryo iyo lacagba leh ka boobay hantida qaranka

hanti dhawraha guud ee somaliland ayaan wax isbedela ka keeni karin booskan uu hayo maadaama oo uu musuqmaasuq baahsan hore ugu soo sameeyay qaranka islamarkaana uu yahay shakshi dalka kaga qoran hanti boobe wayn

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS