BALIGUBADLE MEDIA
Fadlan Caawi Caruurtan Iyo Dhalaan Walaalahaa ah oo U Baahan Meel ay ku Dhigtaan Qur’aanka Karimka Ah Samafale Abdirahman
August 10, 2018 - Written by admin

Fadlan Caawi Caruurtan Iyo Dhalaan Walaalahaa ah oo  U Baahan Meel ay ku Dhigtaan Qur’aanka Karimka Ah Samafale Abdirahman

halkani waa tuuladda cunaqabad ee ku taala duleedka koonfur galbeed ee magaaladda hargeysa waa dhalaan barta quraanka kariimka oo ku barta geed hoostii kaagana baahan inaad ka caawiso sidii ay wax ugu baran lahaayeen dhisme madarasad ah

sadaqooyinka noocan ah waa kuwa uu amaanay raxmaanku subxaanahuu watacaalaa islamarkaana lagu helo janayoonkiisa fadlan yaanu ku dhaafin khayrku ee ka qayb qaado arinkan khayriga ah

arday1 arday2 arday4 arday5

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS