-
Maxkamad Go’aan Ka Gaadhay Kiiskii Jabuuti Iyo Shirkadda DP World + Jabuuti Oo Si Adag Ugu Gacan-saydhay
Maxkamadda dhexdhexaadinta caalamiga ah ee London ayaa go’aan ka gaadhay dacwaddii u dhexaysay Jamhuuriyadda Jabuuti iyo Shirkadda Dubai Ports World.
Maxkamadda ayaa xukuntay inuu shaqaynayo heshiiskii u dhexeeyay labada ...
Friday, August 3, 2018
-
Muxuu Salka Ku Hayaa Khilaafka Siyaasadeed Ee Ka Dhex Qarxay Soomaaliya Iyo Jabuuti?
Dawlada Jabuuti waxay Arbacadii soo saartay hadal ay kaga cadhaysnayd d baaq uu madaxweynaha Soomaaliya ka jeediyey Asmara, kaas oo uu ku dalbanayey in xayiraadda laga qaado Eritrea.
Dawlada Jabuuti ayaa cadhadeeda ku sab...
Friday, August 3, 2018
-
Suldaanka Beelaha Arab ee Dawlad Deegaanka Ethiopia oo Lagu Caleema Saaray Deegaanka Kaam Haashin
Suldaanka Beelaha Arab ee Dawlad Deegaanka Ethiopia oo Lagu Caleema Saaray Deegaanka Kaam Haashin
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, August 3, 2018
-
Madaxweyne Siilaanyo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Hargeysa Iyo Xukuumadda Muuse Biixi oo Ka Muquuratay Soo Dhawayntiisa
Madaxwaynihii hore Somaliland Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) ayaa goor dhaweyd ku soo laabtay magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, isagoo ka soo degay garoonka diyaaraddaha magaalada Hargeysa ee Cigaal International Air...
Thursday, August 2, 2018
-
Masuuliyiin Ka Tirsan Hay’addaha Xukuumada Muuse Biixi Oo Khilaaf Xoogani Kala Irdheeyay + Magacyada Hay’adaha.
khilaaf xoogleh oo xagga Maamulka ah ayaa mudooyinkii u dambeeyay ka dhex taagan Qaar ka mid ah Masuuliyiinta Ugu saraysa Hay’addaha Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi,waxaanu khilaafkani saamayn xoog leh ku yeeshay Dhinaca...
Thursday, August 2, 2018
-
Muuse Biixi oo Ka Hadlay Qarax Ka Dhacay Magaaladda Buuhoodle ee Aan Ku Jirin Gacanta Somaliland
TACSI MADAXWEYNE: 02/08/2018
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi u ...
Thursday, August 2, 2018
-
Muuse Biixi oo Lagu Eedeeyay Inuu Qaar Kamida Muwaadiniintiisa Somaliland U Dhiibo Dawladda Ethiopia
Muuse Biixi oo Lagu Eedeeyay Inuu Qaar Kamida Muwaadiniintiisa Somaliland U Dhiibo Dawladda Ethiopia
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, August 2, 2018
-
Raysal Wasaare Khayre oo Kulan Khaas ah Magaaladda Garoowe Kula Yeeshay Cabdiraxmaan Faroole
Madaxweynihii hore ee maamul goboleedka Puntland Cabdiraxmaan Faroole kana mid ah xildhibaanada aqalka sare ee baarlamaanka soomaaliya ayaa kulan la qaatay raysal wasaaraha dawlada federaalka ah oo ku sugan magaalada Garoowe.
...
Thursday, August 2, 2018
-
Cali Mareexaan oo Iska Fogeeyay Eedo Musuqmaasuq Baahsan oo uu Ku Kacay Wakhtigii uu Wasiirka Ahaa
Cali Mareexaan oo Iska Fogeeyay Eedo Musuqmaasuq Baahsan oo uu Ku Kacay Wakhtigii uu Wasiirka Ahaa
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, August 2, 2018
-
Baanka Dhexe ee Somaliland oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadlay Qiimaha Shilinka Somaliland oo Kor U Kacay Iyo Halka uu Marayo Sicir Bararku
Baanka Dhexe ee Somaliland oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadlay Qiimaha Shilinka Somaliland oo Kor U Kacay Iyo Halka uu Marayo Sicir Bararku
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, August 2, 2018
« Previous Page — Next Page »