|
wararka
-
Guddida Dabagalka Hantida Qaranka oo Soo Saartay Xaddiga Lacag Malaayiin Dolar ah oo Ay Lunsadeen Qaar Kamida Wasiiradii Xukuumadii Siilaanyo
Guddida ilaalinta iyo daba galka hantida qaranka ee golaha wakiilada somaliland ayaa maanta soo bandhigay warbixin la xidhiidha musuq maasuq baahsan oo ay dalka ka gaysteen xubnihii ka tirsanaa xukuumadii madaxweyne Siilaanyo.
...
Wednesday, August 1, 2018
-
Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda iyo Madaxda Axsaabta Somaliland oo Ka Hadlay Kulan Ay La Qaateen Wafti Ka Socday IGAD
Labadii maalmood ee la soo dhaafay waxa Hargeysa ku sugnaa wefti ka socda Qaramada Midoobay iyo urur goboleedka IGAD, kuwaas oo wadahadallo iyo kulamo la lahaa mas’uuliyiinta Somaliland, xisbiyada siyaasadda iyo ururrada rayidka...
Wednesday, August 1, 2018
-
Madaxweynaha Trump oo Danaynaya Kulan Khaas Ah oo uu La Qaato Madaxwaynaha Iiraan Xassan Rouhani
Donald Trump ayaa ogolaaday in uu la kulmo hogaamiyeyaasha Iran, xillikasta oo ay doonayaan iyadon lagu xirayn wax sharuuda ah.
"Waxa aan la kulmaya cid kasta. Waxa aan aaminsanahay kulanka" madxweynaha Mareykanka ayaa sidaasi ...
Wednesday, August 1, 2018
-
Hayadda Waddaniga Ah Ee SEVO Oo Qabatay Dood Ku Saabsan Caqabadaha Qabyaalada Iyo Doorka Dhalinyarada Ee Siyaasada
Hay’adda wadaniga ah ee SEVO ayaa magaalada Hargeysa ku qabtay dood ku saabsan doorka ay dhalinyaradu ku leedahay siyaasada, carqabada qabyaalada iyo doorashooyinka.
Doodan oo mudo laba cisho ka socotay magaalada Hargeysa aya...
Wednesday, August 1, 2018
-
Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland oo Ku Geeriyooday London
Alleh ha u naxariistee waxaa magaalada London ee dalkaa Ingiriiska ku geeriyoodey Marxuum Xildhibaan Cabdiqaadir Askar Xassan oo ka mid ahaa mudayaasha golaha wakiillada Somaliland ee ka soo baxay gobalka Sool gaar ahaan deeganka ...
Wednesday, August 1, 2018
-
Suldaanka Guud ee Beelaha Bariga Burco oo Ka Hadlay Shaqaaqadii Ceeryaan, Lana Kaftamay Madax-dhaqameedka Garxajis.
Suldaanka Guud ee Beelaha Bariga Burco oo Ka Hadlay Shaqaaqadii Ceeryaan, Lana Kaftamay Madax-dhaqameedka Garxajis.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, July 31, 2018
-
Madaxwaynaha Jabuuti oo La Filayo Inuu Safar Booqasho ah Ku Tago Dalka Eritrea
iyadoo ay muuqato in uu dib u soo noqonayo xidhiidhkii Eritrea ee qaarada Africa iyo guud ahaanba marka la eego caalamka intiisa kale ayaa dhawaan lagu wadaa in ay tagaan qaar ka mid ah madaxda wadamada ku jira Urur gobolleedka IG...
Tuesday, July 31, 2018
-
Prof. Buubaa Oo Sheegay In Sadbursi Ka Jiro Somaliland, Kuna Taliyey In Dastuurka La Furo, Qaadista Cashuurahana Wax Laga Beddelo
Prof Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa, oo ka mid ah ruugcaddaaga Siyaasiyiinta Somaliland oo tirsan Xisbiga Waddani, ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka, Siyaasada Arriamaha Dibadda,wada hadalada Somaliya, tabashada saami q...
Tuesday, July 31, 2018
-
Raysal Wasaaraha Kahyre oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadlay Dagaalka Tukaraq Xilli uu Ku Suganyahay Garoowe.
Garowe, Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo ku sugan magaalada Garowe ee xarunta dawlad gobaleedka Puntland ayaa hoolka Jaamacadda Bariga Afrika kula hadlay bulshada qeybaheeda kala d...
Tuesday, July 31, 2018
-
Wasiir Guri Barwaaqo Oo Shaqadii Ka Joojiyay Agaasimihii Guud Ee Wasaarada Warfaafinta Somaliland
Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guri Barwaaqo ayaa shaqadii ka joojiyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradaasi Cali Caliyow.
Wasiirka ayaa la sheegay in uu Muddo saddex bilood ah u carabaabay Agaasimiha Guud Ee Wasaaradaa...
Tuesday, July 31, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|