-
Madaxwayne Farmaao oo Dhigiisa Eritrea Ku Martiqaaday Muqdisho
Wasiirka Warfaafinta ee Eritrea Yemane G. Meskel ayaa xaqiijiyey in madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu marti qaad u fidiyey dhiggiisa Eritrea Isias Afwerki.
Wasiirka Warfaafinta Eritrea ayaa boggiisa Twi...
Wednesday, August 15, 2018
-
Haddii Ay Maraykanku Haystaan Iphone ,Waxa Dhanka Kale Yaala Sumsumg”.Madaxweynaha Turkiga”
Madaxweynaha Turkiga Racep Tayyib Erdogan ayaa sheegay in dalkiisa uu cunaqabatayn kusoo rogi doono badeecooyinka elektronica ah ee Maraykanka.
"Haddii ay heystaan iPhone, waxaa dhanka kale yaala Sansung" ayuu yidhi Erdogan...
Wednesday, August 15, 2018
-
Wasiir Ka Tirsan Midawga Yurub Oo La Hor Dhigay Warbixin Ka Dhan Ah Somaliland Iyo Beelaha Gabooye Oo Ay Xaaladooda Soo Bandhigtay
Ururka u dooda xuquuqda dadka laga tirada badan yahay ee Somali Minority Womens and Children oo ka dhisan wadanka Sweden ayaa soo bandhigay natiijada kulan ay la qaateen xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Sweden iyo wasiir ka so...
Wednesday, August 15, 2018
-
Lacagta Somaliland Oo Labedelayo Iyo Nooca Laga Dhigayo.
Guddoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland Cali Ibaraahim Jaamac Baqdaadi, ayaa sheegay inay lacagta Somaliland u badali doonaan mid cusub oo balaastig ah sanadaha soo socda, si looga deeraado dhibaatooyinka soo gaadha lacagta marka ...
Wednesday, August 15, 2018
-
Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda oo Raali Galin Siiyay Shirkadda Dahabshiil + Waa Maxay Raali Galintaasi ?
Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda oo Raali Galin Siiyay Shirkadda Dahabshiil + Waa Maxay Raali Galintaasi
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, August 15, 2018
-
Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Ku Dhawaaqay Shaqaale Cusub Oo Dawladu Qaadanayso Iyo Tirada Ay Leeg Yihiin. –
Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Ku Dhawaaqay Shaqaale Cusub Oo Dawladu Qaadanayso Iyo Tirada Ay Leeg Yihiin. -
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, August 14, 2018
-
Qalbi Dhagax oo Ka Badbaaday Shirqool La Doonayay In Lagu Khaarajiyo + Cidda Qorsheysay Iyo Qaabka Uu Uga Badbaaday
Qalbi Dhagax oo Ka Badbaaday Shirqool La Doonayay In Lagu Khaarajiyo + Cidda Qorsheysay Iyo Qaabka Uu Uga Badbaaday
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
...
Tuesday, August 14, 2018
-
Magacyada Masuuliyiin Uu Xisbiga Waddani Ka Dalbaday Madaxweynaha Inuu Xilka Ka Qaado
Magacyada Masuuliyiin Uu Xisbiga Waddani Ka Dalbaday Madaxweynaha Inuu Xilka Ka Qaado
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, August 14, 2018
-
“Madaxweyne Muuse Ma Tirtiri Karo Raadkii Waxqabad ee Madaxwayne Siilaanyo”Xuseen Dayr”
"Madaxweyne Muuse Ma Tirtiri Karo Raadkii Waxqabad ee Madaxwayne Siilaanyo"Xuseen Dayr"
Isha Ku Hay baligubadlemedia...
Tuesday, August 14, 2018
-
“Ma Dhacayso Suura Galna Maaha Dad Sakhraamiin Ah Inay Inoo Taliyaan” Wasiirka Maaliyadda oo Ku Hadlay Luuqad Ka Baxsan Anshaxa Madaxtinimadda
"Ma Dhacayso Suura Galna Maaha Dad Sakhraamiin Ah Inay Inoo Taliyaan" Wasiirka Maaliyadda oo Ku Hadlay Luuqad Ka Baxsan Anshaxa Madaxtinimadda
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, August 14, 2018
« Previous Page — Next Page »