-
Fadlan Caawi Caruurtan Iyo Dhalaan Walaalahaa ah oo U Baahan Meel ay ku Dhigtaan Qur’aanka Karimka Ah Samafale Abdirahman
Fadlan Caawi Caruurtan Iyo Dhalaan Walaalahaa ah oo U Baahan Meel ay ku Dhigtaan Qur'aanka Karimka Ah Samafale Abdirahman
halkani waa tuuladda cunaqabad ee ku taala duleedka koonfur galbeed ee magaaladda hargeysa waa dhalaan ...
Friday, August 10, 2018
-
Dawlada Soomaaliya oo Sharaxday Qaabka Ay Ula Safatay Wadanka Sucuudiga Ee Ay Uga Hortimid Canada
Wasiirka Wasaarrada arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa markii ugu horeysay ka hadlay go’aanka dowladda Soomaaliya ay ku garab istaagtay dowladda Sacuudiga oo khilaaf dhinaca Diblomaasiyada ah uu soo kala dhax-gal...
Thursday, August 9, 2018
-
Agaasimaha Baanka Dhexe oo Xaqiijiyey Sarrifleyaal Xarumo Ku Dhex Lahaa Baanka iyo Talaabadda ay Ka Qaadeen
Agaasimaha guud ee Baanka dhexe ee Somaliland Axmed Xasan Carwo, ayaa sheegay inay jireen Sarrifleyaal Xarumo lacagaha lagu sarrifo ku lahaa Baanka dhexe gudihiisa, balse hadda wax laga qabtay.
Agaasimaha guud oo Wara...
Thursday, August 9, 2018
-
Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Oo Shaqada Laga Joojiyay
Wararka ka imanaya magaalaad Muqdisho ayaa sheegaya in shaqada laga joojiyay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda.
Wareegto ka soo baxday Xafiiska R/wasaaraha Soomaaliya ayaa shaqada looga joojiyay Wasiir ku-xigee...
Thursday, August 9, 2018
-
Guddida Dabagalka Hantida Qaranka oo Markale Soo Bandhigay Musuqmaasuqii ay Ku Kaceen Wasiiradii Xukuumadii Hore oo uu Hogaaminayo Cali Mareexaan
Guddida daba-galka iyo ilaalinta hantida qaranka ayaa mar kale soo bandhigay caddaymo eedaymo musuq-maasuq oo dul hoganaya wasiirro ka tirsanaa xukuumaddii hore ee Madaxweyne siilaanyo oo uu ugu Horeeyo Cali Mareexaan
Isha Ku...
Thursday, August 9, 2018
-
Wakiilkii Hore ee Somaliland u Fadhiyay Addis Ababa oo Ka Hadlay Isbedelada Geeska Iyo Saamaynta Somaliland
Wakiilkii Hore ee Somaliland u Fadhiyay Addis Ababa oo Ka Hadlay Isbedelada Geeska Iyo Saamaynta Somaliland
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, August 9, 2018
-
Xildhibaan Ibraahim Mahdi buubaa Oo Taageeray Baadhista Uu Golahu Ku Sameeyay Wasiiradii Xukuumadii Siilaanyo
Xildhibaan Ibraahim Mahdi buubaa Oo Taageeray Baadhista Uu Golahu Ku Sameeyay Wasiiradii Xukuumadii Siilaanyo
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, August 9, 2018
-
Xildhibaan Siciid Cartan oo Mid Kamida Wasiiradda Xukuumadda Ku Eedeyey Inuu Buurihii Iibinaayo (Daawo)
Xildhibaan Siciid Cartan oo Mid Kamida Wasiiradda Xukuumadda Ku Eedeyey Inuu Buurihii Iibinaayo (Daawo)
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, August 8, 2018
-
Mid Kamida Maalqabeenadda Waawayn ee Dalka Sucuudiga oo Maal Galinaya Qaar Kamida Barnaamijyadda La Isticmaalo ee Baraha Bulshadda
Ninka hodanka ah ee reer Sucuudi Carabiya Amiir Calawiid Binu Dhalaal ayaa shirkadda baraha bulshada ee Snapchat ka iibsaday saami dhan 2.3%, wuxuuna ka bixiyay $250 milyan oo doolar.
Calawiid Binu Dhalaal Maalgalintan cusu...
Wednesday, August 8, 2018
-
Muuse Biixi Go’aan Noocee ah Ayuu Ka Qaadan Doonaan Qodobo Halis Ku ah Wada Lahaanshaha Somaliland oo Beeshiisa Gabiley U Soo Dhiibtay
Muuse Biixi Go'aan Noocee ah Ayuu Ka Qaadan Doonaan Qodobo Halis Ku ah Wada Lahaanshaha Somaliland oo Beeshiisa Gabiley U Soo Dhiibtay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, August 8, 2018
« Previous Page — Next Page »