-
Madaxwayne Farmaajo iyo Wafti uu Hogaaminayo oo Safar Ugu Kicitimay Dalka Turkiga
Madaxwaynaha dawladda federaalka somaliya maxamed cabdilahi farmaajo ayaa safar aan hore loo shaacin ugu kicitimay dalka turkiga
safarka madaxwaynaha ayaa yimi kadib markii uu martiqaad rasmiya ka helay madaxwaynaha dalka turkiga...
Friday, August 17, 2018
-
Akhriso Warbixin Daaha Ka Fayday Waxa ay Ahaayeen Shirkadihii Lagala Noqday Ruqsadii Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera
Shirkadah Maamulka Kaydka Haamaha Shidaalka Berbera lagala wareegay waxa ay kala ahaayeen 14 shirkadood oo kala ah sidan:
1. Hass petroleum co.
2. Red sea petroleum co.
3. Som petroleum co.
4. Som oil company
5. Waraabe pet...
Friday, August 17, 2018
-
Odayaasha Deegaanka Beer Oo Wasiirka Beeraha Ku Edeeyay Wax Isdaba Marin”Wasiir Noqon Mayso Sidaas Mooday.
Odayaasha Deegaanka Beer Oo Wasiirka Beeraha Ku Edeeyay Wax Isdaba Marin"Wasiir Noqon Mayso Sidaas Mooday.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, August 17, 2018
-
“Arrintii Uu Baashe Maxamed Faarax Ku Dhawaaqay Waa Waxba Kama Jiraan” Xildhibaan Naasir Cali Shire
Guddoomiyaha Guddi Hoosaadka Dabo galka iyo ilaalinta hantida qaranka ee Golaha Wakiiladda Somaliland Xildhibaan Naasir Cali Shire ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay raali gelin uu Guddoomiyaha Golahaasi ka bixiyay Warbixin la xi...
Friday, August 17, 2018
-
Wararkii U Dambeeyay ee Ku Saabsan Xaaladda Magaaladda Jigjiga
Magaalada Jigjiga ee xarunta Dawlad Deegaanka Soomalida Itoobiya ayaa maalmahan xasiloon, waxaana dib ugu noqonaya magaalada dadkii hore uga barokacay magaalada markii shaqaaqadu ka dhacday 4 bishan aynu ku jirno.
Dadkaa haatan...
Friday, August 17, 2018
-
Wasaaradda Gashaan-Dhiga Somaliland Oo War Cusub Ka Soo Saartay Jabhada Ku Dhawaaqday Dibi Xoraynta Dalka ee uu Hogaamiyo Caarre
Wasaaradda Gashaan-Dhiga Somaliland Oo War Cusub Ka Soo Saartay Jabhada Ku Dhawaaqday Dibi Xoraynta Dalka ee uu Hogaamiyo Caarre
...
Thursday, August 16, 2018
-
Madaxwayne Muuse Biixi Gacanta Dawladda Ma Ku Soo Celin Doonaa Warshadihii Korontadda Dawladda ee Hargeysa Iyo Berbera
Madaxwaynaha somaliland muuse biixi cabdi oo todobadadii ugu dambeeyay qaaday talaabooyin uu gacanta dawladda ugu soo celinayo hantidii dawladda ee sifadda sharci daradda ah loo xaraashay ayaa la is waydiinayaa go'aamadda uu ka qa...
Thursday, August 16, 2018
-
Dawlada Itoobiya Oo Ka Hadashay Xidhiidhka Ay La Leedahay Dalka Djibouti –
asiirka Arrimaha dibadda Itoobiya, Workneh Gebeyehu ayaa sheegay in cilaaqaadka ay la leeyihiin Jabuuti kor loo qaadi doono.
Wasiirka Khaarajiga Itoobiya oo booqasho ku jooga Jabuuti, ayaa warbaahinta u sheegay in iskaashiga It...
Thursday, August 16, 2018
-
Axmed Madoobe oo Hanjabaad Hawadda U Mariyay Dawladda Federaalka Somaliya
Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa si adag ula hadlay xukuumadda federaalka ee soomaaliya oo beryahan aanu xidhiidhkoodu fiicnayn.
Hadalka Axmed Madoobe ayaa yimid ka dib markii laba sarkaal oo sida la ...
Thursday, August 16, 2018
-
Madaxwayne Farmaajo oo Maanta Ku Wajahan Dalka Jabuuti Iyo Nuxurka Socdaalkiisa
Madaxweynaha dawlada federaalka ah ee soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa maanta safar ugu baxaya wadanka Djibouti.
Agaasimaha warfaafinta ee madaxtooyada somaliya Cabdi Nuur Maxamed ayaa xaqiijiyey safarka uu madaxweyn...
Thursday, August 16, 2018
« Previous Page — Next Page »