-
Muxuu Daarnaa Kulankii Xasaasi ah oo Ay Hargeysa Ku Yeesheen Madaxwayne Siilaanyo Beeshiisa Iyo Madaxwayne Biixi
kulan albaabadu u xidhanyihiin ayaa habeenkii sabtida ee todobaadkan ku dhex maray guriga uu magaaladda hargeysa ka daganyahay madaxwaynihii hore ee somaliland axmed siilaanyo iyo beeshiisa kaas oo ay kula gar naqsanayeen madaxway...
Sunday, August 19, 2018
-
Guddoomiyihii Baarlamaanka Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia oo Is Casilay
Guddoomiyihii Baarlamaanka Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia Maxamed Isaaq ayaa lagu soo waramayaa in uu xilkii iska casilay.
Maxamed Isaaq oo in muddo ah ku safar ku Joogay Magaaladda Addis ababa ayaa culays xoog leh lagu s...
Sunday, August 19, 2018
-
Dawladda Hoose Ee Hargaysa Oo Leexsatay Qaybo Ka Mid Ah Dhul La Siiyay Ciidanka Dab-Damiska
Dawladda Hoose Ee Hargaysa Oo Leexsatay Qaybo Ka Mid Ah Dhul La Siiyay Ciidanka Dab-Damiska
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, August 19, 2018
-
Guddida Dinwaan Galinta Iyo kala Reebista Ururadda oo Go’aamo Ka Soo Saartay Dacwado Ku Saabsan Xisbiga Waddani
Guddida Dinwaan Galinta Iyo kala Reebista Ururadda oo Go'aamo Ka Soo Saartay Arrimo Hore Loogu Kala Calaf Qaaday oo Ku Aadan Xisbiga Waddani
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, August 18, 2018
-
Kofi Anan oo Ku Geeriyooday Cisbitaal Ku Yaala Switzerland
Xoghayihii hore ee Qaramada Midoobay, Kofi Annan ayaa dhintay isaga oo ay da’diisu maraysay 80 sano.
Wuxuu ahaa qofkii ugu horreeyey ee Afrikaanka madow ah ee qabta jagada ugu sarraysa diblomaasiyadda dunida, wuxuuna xilkaas ...
Saturday, August 18, 2018
-
Xildhibaan Naasir Cali Shire oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadlay Xil Ka Qaadista Lagu Sameeyay
Xildhibaan Naasir Cali Shire oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadlay Xil Ka Qaadista Lagu Sameeyay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, August 18, 2018
-
Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda oo Xilkii Ka Qaaday XIldhibaan Naasir Cali Shire + Fadeexadaha Musuqmaasuq ee Dul Hooganaya Gudoomiye Baashe
Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda oo Xilkii Ka Qaaday XIldhibaan Naasir Cali Shire + Fadeexadaha Musuqmaasuq ee Dul Hooganaya Gudoomiye Baashe
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, August 18, 2018
-
Wasiirka Maaliyadda oo Magacaabay La Taliyayaal Tiro Badan oo Siyaasiin Kamid Tahay
Wasiirka maaliyadda Somaliland Yuusuf Maxamed Cabdi, ayaa magacaabay shan la taliye oo dhammaantood la taliyayaal ka noqon doona wasaaradda maaliyadda.
Ma jiro war rasmi ah oo uu Wasiir Yuusuf ku baahiyay magacaabista la ta...
Saturday, August 18, 2018
-
Beesha caalamka oo soo jeedisay qodobo mihiim ah oo lagu gali karo doorashooyinka soo socda
Dalalka beesha caalamka ee taageera nidaamka dimuqraadiyadeed ee Somaliland, ayaa la sheegay inay saddex qodob doonayaan in la xaliyo si ay u maalgeliyaan doorashooyinka wakiilada iyo deegaanka ee la qorsheeyay inay qabsoomaan san...
Friday, August 17, 2018
-
Xukuumadda Muse Biixi oo Amaro Culus Dul Dhigtay Shirkadaha Duulimaadyada Ka Shaqeeya ee Somaliland
Xukuumadda Somaliland ayaa Warqad digniin iyo amar iskugu jirta u qaybisay dhamaan Xafiisyada ay magaalada Hargeysa ku leeyihiin Shirkaddaha Duulimaadayada Diyaaradaha ka shaqeeya,waxaana warqadaasi hoosta kaga saxeexnaa Mareeyaha...
Friday, August 17, 2018
« Previous Page — Next Page »