Madaxwaynihii Hore ee Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia oo Goordhawayd Xabsiga Loo Taxaabay iyo Wararkii U Dambeeyay
August 27, 2018 - Written by admin
Madaxwaynihii Hore ee Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia cabdi maxamuud cumar ayaa ciidamadda federaalka ethiopia goordhawayd si rasmiya ugu taxaabeen Xabsiga
Cabdi ilayn ayaa todobaadadii u dambeeyay xabsi guri ku ahaa adisababa waxaana si rasmiya xabsiga loogu taxaabay maanta muuqaalo laga soo duubay ayaa muujinayay tiiraanyo ka muuqatay mar ciidamaddu ka kaxaynayeen gurigii Uu degenaa
Dhanka waxa la filayaa in isla dalka Ethiopia gudihiisa cabdi illi lagu maxkamadeeyo bilaha soo socda
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS