BALIGUBADLE MEDIA
Xoghayihii Dawladda Hoose ee Hargeysa oo ee Mudadda Bulshaddu Caasimaddu Baafinaysay oo Warbaahinta Ka Soo Muuqday
August 26, 2018 - Written by admin

xoghaye juxa oo kursigu qariyay mudadii uu xilka hayay ayaa maanta warbaahinta ka soo muuqday isagoo ka hadlayay arrimo ay dawlad hoose ahaan wax ka qabashadooda iyagu gabeen sidoo kale xoghaye juxa ayaa dadka cashuurta bixin waaya ugu hanjabay ganaax balse waxaanu iswaydiin masuulkani inaan cashuuurtan uu sheegayo waxba loogu qaban dadwaynaha ee ay iyagu dawlad hoose ahaan iska masaariifsadaan kuna takri falaan kadib markii ay waayeen dawlad dhexe oo kaantaroosha

juxa

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS