BALIGUBADLE MEDIA
Magacii iyo Calankii Killilka Shanaad ee Somalida Ethiopia oo La Bedelay
August 24, 2018 - Written by admin

Qaar Kamida Dee Madaxweynaha Cusub Ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia Mustafe Maxamuud Cumar (Mustafe Cagjar) ayaa sheegay in dib loo soo celin doono Calankii ugu horeeyay Ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia, sidoo kalena la bedeli doono Magacii hore loogu yaqanay deegaankaasi, Magaca Cusubna Uu Noqon Doono

DDSI

Sidoo kale waxa isna la bedelay Magaca Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia, kaas oo hadda ka dib loo bixin doono Deegaanka Soomaalidda.

Arrintan ayaa waxa si weyn u soo dhaweeyay Shacabka Deegaankaasi kuwaas oo aad ula dhacsan in guud ahaanba laga guuro muuqaaladii nidaamkii hore ee uu hogaaminayay Cabdi Maxamuud Cumar.

Isha Ku Hay Baligubadlemeidia

COMMENTS